Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Ducaale

Jubbaland oo galabta usoo baxday Fiinaalaha koobka Muqdisho ka socda

Muqdisho(Puntland Post) Kooxda matalaysey mamulka Jubbaland ayaa ciyaarta kama-danbeysta koobka mamulada dalka ugu soo baxday laadadka xorta ah, kaddib markii… Sii akhri

Posted on July 22, 2016July 22, 2016 by Ducaale

Ciyaar xiiso badan oo galabta dhex mari doonta kooxaha Banaaadir iyo Jubbaland

Posted on July 22, 2016 by Ducaale

Muqdisho(Puntland Post) Galabta waxaa garoonka kubadda cagta Koonis ciyaar xiiso badan oo qayb ka ah afar dhammaadka koobka ku dhexmari… Sii akhri

Xulka kubadda Cagta Puntland oo loo qiray inay tahay kooxda ugu kubadda macaan koobka Muqdisho

Posted on July 22, 2016July 22, 2016 by Ducaale

Muqdisho(Puntland Post) Kooxda kubadda cagta Puntland ayaa lagu ammaanay qaab ciyaareedkii ay soo bandhigtey, kaddib kulan casho ah oo loogu… Sii akhri

Masuuliyiin ka tirsan DFS oo kulan soo dhaweyn ah u sameeyay kooxda kubadda cagta Puntland

Posted on July 21, 2016July 21, 2016 by Ducaale

Muqdisho(Puntland Today) Wasiirro,xildhibaano iyo saraakiil ka tirsan dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shalay kulan soo dhaweyn ah u sameeyay kooxda kubadda… Sii akhri

Kooxda Galmudug oo laga reebay koobka mamulada dalka ee ka socda Muqdisho

Posted on July 20, 2016July 21, 2016 by Ducaale

Muqdisho(Puntland Post) Kooxda matalaysey Mamulka Gal-mudug ayaa ka hartay koobka mamulada dalka oo ka socda magalada Muqdisho, kaddib markii galabta… Sii akhri

Xulalka Puntland iyo Banaadir oo bar bar dhac galay galabta

Posted on July 19, 2016 by Ducaale

Muqdisho(Puntland Post) Magalada Muqdisho waxaa ka socda weli koobka mamulada dalka oo ay marti galisay Gobalka Banaadir, galabta oo Tallaado… Sii akhri

Xulka Jubbaland oo markii ugu horaysay badiyay ciyaaraha ka socda magalada Muqdisho

Posted on July 18, 2016July 18, 2016 by Ducaale

Muqdisho(Puntland Post) Waxaa meel wanaagsan maraya koobka mamulada gobaladda dalka oo dhowaan ka furmay magalo madaxda Soomaaliya ee Muqdisho. Galabta… Sii akhri

Machadka SIDRA oo Garowe soo dhowayn ugu sameeyay qoraayaal ka qeyb galaya bandhiga buugaagta ee Puntland

Posted on July 17, 2016July 17, 2016 by Ducaale

Garowe (PP) Mac-hadka horumarinta cilmi baarista Soomaaliyeed ee SIDRA ayaa maanta magaalada Garowe ee caasimadda Puntland kulan soo dhowayn ah… Sii akhri

Cabdiraxmaan Farole oo ka qayb qaadanaya sidii xal looga gaari lahaa arrinta Gallan

Posted on July 14, 2016July 14, 2016 by Ducaale

Bosaso(Puntland Post) Madaxwaynihii hore Puntland Cabdiraxmaan Farole oo maanta kasoo deggay garoonka diyaaradaha magalada Bosaso, kaddib mudo ku dhow labo… Sii akhri

Bangiga aduunka oo gaadiid ugu deeqay Wasaaradda deegaanka Puntland

Posted on July 11, 2016 by Ducaale

Wasaaradda deegaanka iyo duurjoogta dowladda Puntland ayaa maanta soo bandhigtay labo gaari oo ah nuuca la yiraahdo 4WD Hardtop, kuwaas… Sii akhri

Posts navigation

Older posts





Op-Ed

  • Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    February 22, 2025
  • A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    February 12, 2025
  • Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    January 26, 2025
  • SSCK Uma Baahna Shirweyne

    SSCK Uma Baahna Shirweyne

    January 17, 2025
  • Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    December 17, 2024

Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2025 Puntland Post. All rights reserved.

Close
 

Loading Comments...
 

You must be logged in to post a comment.