Jubbaland oo galabta usoo baxday Fiinaalaha koobka Muqdisho ka socda

0J1A1586Muqdisho(Puntland Post) Kooxda matalaysey mamulka Jubbaland ayaa ciyaarta kama-danbeysta koobka mamulada dalka ugu soo baxday laadadka xorta ah, kaddib markii ay bar bar dhac isla dhaafi waayeen kooxda Banaadir, ciyaar xiiso badan oo galabta ku dhexmartay garoonka kubada cagta ee Koonis.

Ciyaarta labadaan kooxood ayaa ahyad mid isku dheeli-tiran man jirin fursado halis ah oo ay labada dhinac abuureen marka laga tago difaacada oo aad u ilaalineyay inay xeen daabyada ay masuulka ka yihiin kubada lala soo galo.

Garoonka galabta waxaa soo buux dhaafiyay dadwayne aad u faro badan oo kala taageerayay kooxaha Banaadir iyo Jubbaland, waxaa jirtey saadaalin loo sameeyay inay Fiinaalaha usoo bixi karto Banaadir hase yeeshee sidaasi ma aysan noqon oo dhinaca kale ayay isku rogtey.

Mamulka ciyaaraha Jubbaland oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegey inay ku faraxsan yihiin guusha ay ciyaarta galabta ka gaareen, waxayna sidoo kale sheegeen in kubaddu cadaan iyo madow tahay koox unna ay raaci lahayd guusha ciyaarta.

Magalada Muqdisho ayaa laga dareemayaa guusha Jubbaland ay ka gaartey ciyaarta ay la yeelatay galabta kooxda Banaadir, waxaana la saadaalinayaa cida koobkan qaadi karta.

Beri oo sabti ah waxaa madaxa isla galaya kooxaha Puntland iyo Hiiraan/Shabeelaha dhexe waxaana ciyaar kale oo aad u xiiso baddan.
0J1A1536

0J1A1538

0J1A1541

0J1A1543

0J1A1558

0J1A1564

0J1A1569

0J1A1570

0J1A1577

0J1A1582

0J1A1586

0J1A1591

0J1A1600

0J1A1603

0J1A1075

0J1A1076

0J1A1113

0J1A1100

0J1A1087

0J1A1570

0J1A1082

0J1A1116

0J1A1120

0J1A1125

0J1A1132

0J1A1144

0J1A1152

0J1A1160

0J1A1168

0J1A1169

0J1A1176

C

0J1A1209

0J1A1198

0J1A1184

0J1A1183

0J1A1226

0J1A1228

0J1A1232

0J1A1244

0J1A1249

0J1A1304

0J1A1291

0J1A1278

0J1A1269

0J1A1265

0J1A1307

0J1A1312

0J1A1323

0J1A1324

0J1A1353

0J1A1370

0J1A1373

0J1A1376

0J1A1409

0J1A1384

0J1A1431

0J1A1439

0J1A1441

0J1A1444

0J1A1467

0J1A1526

0J1A1515

0J1A1499

C

0J1A1486

0J1A1534

PUNTLAND POST