Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Boqor Burhaan oo La Kulmay Xaakimka Raas Al-Khaymah ee waddanka Imaaraadka Carabta

Boqor Burhaan Boqor Muuse Boqorka Beelaha Soomaaliyeed ahna Boqorka Beesha Daarood ayaa maantay wuxuu kula kulmay Qasriga Xaakimka Imaaradda Raas… Sii akhri

Posted on January 16, 2020January 16, 2020 by News Office

Aqoonyahan Soo dhaweeyay Heshiis Nabadeed oo ka dhacay Boosaaso

Posted on January 16, 2020January 16, 2020 by News Office

Liibaan Saalax Maxamuud (Liibaan Gegiroor) oo kamid ah Aqoonyahannada Puntland ayaa si mugleh u soo dhaweeyay Heshiis ay dhowan magaalada… Sii akhri

Siyaasi Muuse Cali Jaamac oo xaalad caafimaad xabsiga looga sii daayay

Posted on January 16, 2020January 16, 2020 by News Office

Wararka laga helayo magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari, ayaa sheegaya in xukuumadda Puntland ay Isniintii todobaadkan xabsiga weyn ee… Sii akhri

Mas’uuliyiin ka tirsan Puntland oo lagu weeraray buuraha Calmadow

Posted on January 16, 2020January 16, 2020 by News Office

Faahfaahin dheeriya ayaa ka soo baxaysa, weerar kooban oo shalay ka dhacday degaanka Ulxeed oo ka tirsan Buuraleeyda Calmadow, gaar… Sii akhri

Wararkii u dambeeyay ee doorashada Galmudug

Posted on January 16, 2020January 16, 2020 by News Office

Xildhibaannada Cusub ee Baarlamanka dowlad goboleedka Galmudug, ayaa lagu wadaa in ay maanta oo Khamiis ah  dhegaystaan khudbad jeedinta  musharixiinta… Sii akhri

Dowladda Soomaaliya oo dacwad ka gudbisay Maraakiib ku soo xad-gudbay xeebaha dalka

Posted on January 16, 2020January 16, 2020 by News Office

Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ayaa shaacisay in ay dacwad ka gudbisay Maraakiib laga leeyahay dalal Shisheeye oo kalluumaysi sharci-darro ah ka… Sii akhri

Boos: Deni xilka igama qaadi karo shaqadeydaan sii wataa

Posted on January 15, 2020January 15, 2020 by News Office

Guddoomiyihii xilka laga qaaday ee Bangiga dhexe ee Puntland Cabdi Ismaaciil Boos, oo maanta warbaahinta kula hadlay magaalada Garoowe, ayaa… Sii akhri

Xaaf oo kala diray maamulkii degmada Gaalkacyo

Posted on January 15, 2020January 15, 2020 by News Office

Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug, Axmed Ducaale Geelle Xaaf, ayaa wareegto uu soo saaray ku kala diray, golihii degaanka degmada Gaalkacyo,… Sii akhri

Jubaland oo faahfaahisay hawlgal ciidamadeedu ku dileen xubno ka tirsan Al-shabaab

Posted on January 15, 2020January 15, 2020 by News Office

Dowlad goboleedka  Jubbaland ayaa ka warbixisay howlgal ka dhan ah Al-shabaaboo ciidamada Jubaland ay ka fuliyeen degaanno ka tirsan gobolada… Sii akhri

Militariga Soomaaliya oo kala dhex galay beelo ku dagaallamay Galgaduud

Posted on January 15, 2020January 15, 2020 by News Office

Cutubyo ka tirsan ciidamada Milateriga Soomaaliya ayaa la sheegayaa in ay kala dhex-galeen maleeshiya-beeleedyo ku dagaallamay  degaanada Mirxeyley & Bangeelle… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close