Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Injineero Turkish ah oo qarax ismiidaamin ah lagula beegsaday Afgooye

Wararka laga helayo degmada Afgooye ee gobolka Shabeellada Hoose, ayaa sheegaya in halkaasi uu ka dhacay qarax lala beegsaday  ajaaniib… Sii akhri

Posted on January 18, 2020January 18, 2020 by News Office

Madaxweynaha Jubaland oo booqday dekedda Boosaaso

Posted on January 18, 2020January 18, 2020 by News Office

Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubaland, Axmed Maxamed Islaam oo uu weheliyo madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta booqday dekedda weyn… Sii akhri

Musharrixiin shuruud ku xiray ka qeyb-galka doorashada Galmudug

Posted on January 18, 2020January 18, 2020 by News Office

Saddex kamid ah musharrixiinta doorashada madaxtinimada dowlad goboleedka Galmudug oo kala ah; Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen (Odawaa), Cabdullaahi Faarax Wehliye iyo… Sii akhri

Jubaland oo war ka soo saartay Shirka ka socda Boosaaso

Posted on January 18, 2020January 18, 2020 by News Office

Madaxtooyada dowlad goboleedka Jubaland, ayaa si kooban uga warbixisay, Shirka Iskaashiga Puntland iyo Jubaland oo Sabtida maanta ah ka socda… Sii akhri

Puntland iyo Jubaland oo shir uga socdo magaalada Boosaaso

Posted on January 18, 2020January 18, 2020 by News Office

Magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari, waxaa maanta oo Sabtiya ku shirsan madaxda ugu sarraysa Puntland iyo Jubaland oo ay… Sii akhri

Qardho: 8 ruux oo isbitaalka la dhigay kadib markii ay sumoobeen

Posted on January 18, 2020January 18, 2020 by News Office

8 ruux oo ka kooban laba qoys ayaa Jimcihii shalay la dhigay isbitaalka magaalada Qardho ee xarunta gobolka Karkaar kadib… Sii akhri

In ka badan 10 ruux oo ku dhaawacmay weerar Bambaano oo ka dhacay Muqdisho

Posted on January 18, 2020January 18, 2020 by News Office

In ka badan 10 ruux ayaa la soo weriyay in ay ku dhaawacmeen Bumbo gacmeed xalay lagu weeraray guri ku… Sii akhri

Deni oo xaalad caafimaad u Cafiyay shan xukmane

Posted on January 16, 2020January 16, 2020 by News Office

Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa  dikreeto uu soo saaray  Cafis gaar ah ugu fidiyey shan xubnood oo dhowaan… Sii akhri

Sidee madaxweynaha Jubaland loogu soo dhaweeyay Boosaaso?

Posted on January 16, 2020January 16, 2020 by News Office

Madaxweynaha Puntland dowladda Siciid Cabdullahi Dani mas’uuliyiin kala duwan iyo boqolaal dadweyne ah ayaa madaxweynaha kusoo dhaweeyay garoonka diyaaradaha Boosaaso.… Sii akhri

Madaxweynayaasha Puntland Jubaland iyo Galmudug oo Beesha Caalamka kula shiraya Boosaaso

Posted on January 16, 2020January 16, 2020 by News Office

Madaxweynaha dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Jubaland Axmed Maxamed Islaam, ayaa maanta oo Khamiis ah gaaray magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close