Guddiga Amniga Gobolka Mudug oo Shir deg deg ah kula jira Odayaasha iyo waxgaradka Gaalkacyo
Guddiga Amniga Gobolka Mudug, oo ay weheliyaan Waxgaradka iyo Odayaasha Dhaqanka Gobolka, ayaa haatan u fadhiya Shir Deg deg ah… Sii akhri
Guddiga Amniga Gobolka Mudug, oo ay weheliyaan Waxgaradka iyo Odayaasha Dhaqanka Gobolka, ayaa haatan u fadhiya Shir Deg deg ah… Sii akhri
Ururka Al-shabaab ayaa war ka soo saaray dagaal xalay iyaga iyo ciidamada kumaandooska DANAB ku dhexmaray Degaanka Mubaarak oo hoosyimaada… Sii akhri
Warar dheeraad ah oo haatan soo baxaya ayaa sheegaya in ay jiraan xarumo ganacsi oo ku gubtay Dagaalkii saaka ka… Sii akhri
Inta la xaqiijiyay, hal qof oo dumar ah ayaa ku geeriyooday lix kalena waa ku dhaawacmeen, dagaal xooggan oo saaka… Sii akhri
Wararka laga helayo magaalada Kismaayo ee dowlad goboleedka Jubaland ayaa sheegaya in halkaas xalay uu ka dhacay qarax bam gacmeed… Sii akhri
Dowladda Puntland ayaa xabsiga dhigtay Taliye ku xigeenkii Qaybta Booliiska Gobolka Nugaal Gaashaanle Cismaan Maxamuud Buraale Faarax (Suleembe) iyo Taliyihii… Sii akhri
Ugu yaraan laba ruux ayaa ku dhintay saddex kalena waa ku dhaawacmeen iska hor-imaad caawa xaafadda Garsoor ee magaalada Gaalkacyo… Sii akhri
Sicir barar ba’an ayaa ku yimid Qiimaha Sarrifka Dollarka Suuqyada Puntland, waxaana Maanta oo Jimce ah meelaha qaar Halkii Dollar… Sii akhri
Wararka laga helayo magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug, ayaa ku warramaya in Maanta oo Jimce ah uu dib u dhacay,… Sii akhri
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubaland, Axmed Maxamed Islaam iyo Wefdi uu hoggaaminayo, ayaa galabta Gaaray Magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta Galmudug, halkaas… Sii akhri