Madaxweynaha Puntland oo gaaray Dhuusamareeb
Madaxwweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni iyo wefdi uu hoggaaminayo, ayaa haatan gaaray magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug, halkaas oo… Sii akhri
Madaxwweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni iyo wefdi uu hoggaaminayo, ayaa haatan gaaray magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug, halkaas oo… Sii akhri
Dalladda Ururada Bulshada Rayidka Puntland ee PUNSAA iyo hay’adda Urur-KAAB oo uu taageerayo Midowga Yurub, ayaa wacyi-geli ku saabsan Xanuunka… Sii akhri
Madaxweynaha dowlad goboleedka Koofur Galbeed C/casiis Xasan Maxamed Lafta gareen, ayaa duhurnimadii maanta ka degay garoonka diyaaradaha magaalada Dhuusamareeb, halkaas… Sii akhri
Ilaa 30 askari oo ka tirsan Ilaalada Khaaska ah ee Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam ayaa saaka oo Khamiis ah… Sii akhri
Hoggaamiyaasha Madasha Xisbiyada ee ka dhisan Muqdisho ayaa bilaabay kulamo lagu dhex-dhexaadinayo Guddoonka labada Aqal ee Baarlamanka Federaalka Soomaaliya. Madaxweynayaashii… Sii akhri
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa casho Sharaf ku maamuusay Guddigii Todobaadka Xoriyadda iyo Maamulka Warbaahinta gaarka loo… Sii akhri
Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa Galabta gaaray magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda maamulka Galmudug. Madaxweyne Waare ayaa halkaasi… Sii akhri
Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa Saaka oo Arbaco ah xukun dil ah ku ridday eedaysane Nuur Daahir Geedi… Sii akhri
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa magaaladda Beledweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan kula kulmay qaar ka mid ah… Sii akhri
Hoggaanka ururrada bulshada Rayidka ayaa bilaabay kulamo gaar-gaar ah oo ay la qaadanayaan Guddoonka labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya. Saacadihii… Sii akhri