Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Banaan-bax weyn oo saaka ka socda magaalada Jigjiga

Magaalada Jigjiga ee xarunta dowlad degaanka Soomaalida DDS waxa saaka ka socda bannaan-bax weyn oo looga horjeedo xasuuq la sheegay… Sii akhri

Posted on July 28, 2021July 28, 2021 by News Office

Maxaa ka soo kordhay Kiiskii Xildhibaan Kuluc?

Posted on July 27, 2021July 27, 2021 by News Office

Fadhiga 19-aad ee Kalfadhiga Baarlamanka Puntland, ayaa maanta oo Talaado ah looga hadlay arrinta ku saabsan anshax-marinta xidlhibaan, Axmed Cabdiraxmaan… Sii akhri

Shir lagu taageerayay ambassador Sureer Abshir Muuse oo lagu qabtay Garoowe

Posted on July 27, 2021July 27, 2021 by News Office

Shir lagu qabtay magaalada Garoowe ayaa lagu codsaday in ambassador Sureer Abshir Muuse sannadkan la siiyo xubinada Aqalka hoose ee… Sii akhri

Garaad Jaamac Garaad Cali oo sheegay in laga been-abuurtay

Posted on July 27, 2021July 27, 2021 by News Office

Garaad jaamac Garaad Cali, ayaa sheegay in fasiraad qaldan loo sameeyay hadal uu maalmo ka hor ka jeediyay xafladdii Caana-shubka… Sii akhri

Dad Rayid ah oo lagu laayay miyiga degmada Galdogob

Posted on July 27, 2021July 27, 2021 by News Office

Dabley hubaysan ayaa dad shacab ah xalay ku laayay baadiyaha degaanka lagu magacaabo, Dhagxanya-cadde oo ku dhow degmada Galdogob ee… Sii akhri

Madaxweynaha Jubaland oo kulan la yeeshay guddiga doorashooyinka dadban

Posted on July 27, 2021July 27, 2021 by News Office

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa xalay kulan la qaatay guddiga hirgelinta doorashooyinka dadban ee heer federaal iyo guddiga hirgelinta… Sii akhri

Muhaajiriin Ku geeriyootay dooni Ku degtay Xeebaha Liibiya

Posted on July 27, 2021July 27, 2021 by News Office

57 Muhaajiriin ayaa laga cabsi qabaa inay ku geeriyoodeen Dooni shalay ku degtay meel ka baxsan Xeebaha dalkaasi.  Afhayeenada Hay’adda… Sii akhri

Maxaa ka jira in anshax-marin lagu samayn doono xildhibaan Kuluc?

Posted on July 26, 2021July 26, 2021 by News Office

Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Puntland ayaa maalmihii u dambeeyay jeedinayay codsi ku saabsan in anshax-marin lagu sameeyo xil. Axmed Cabdiraxmaan… Sii akhri

Gudoomiyaha Baarlamanka Puntland oo xafiiskiisa ku qaabilay Sen. Cabdiraxmaan Faroole

Posted on July 26, 2021July 26, 2021 by News Office

Guddoomiyaha Baarlamanka dowladda, Cabdirashiid Yuusuf Jibriil ayaa maanta oo Isniin ah Xafiskiisa ku qaabilay Madaxweynihii hore dowladda Puntland, ahna Senatar… Sii akhri

Kooxda ololaha madaxweyne Farmaajo oo xildhibaan la raadinaya Maxamed Cabdirisaaq

Posted on July 26, 2021July 26, 2021 by News Office

Wasiirka arrimaha dibadda dowladda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud, ayaa sida la xaqiijiyay u sharraxan  kursi kamid ah golaha shacabka… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close