Maxkamadda Ciidamada Soomaaliya oo xukun ku riday nin lagu helay Argagixisanimo
Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya, ayaa maanta 15 sano oo xabsi ciidan ah ku ridday, Cabdirisaaq Maxamed Cabdi Jimcaale… Sii akhri
Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya, ayaa maanta 15 sano oo xabsi ciidan ah ku ridday, Cabdirisaaq Maxamed Cabdi Jimcaale… Sii akhri
Roobabka deyrta ayaa ka curtay degaanno ka tirsan Gobolka Bari waxaana la filayaa in saacadaha soo socda roobab xooggan oo… Sii akhri
Mas’uuliyiinta waddanka Uganda, ayaa xaqiijiyay in ay maanta oo Axad ah qaabilayaan 145 qof oo ka mid ah Qaxootiga laga… Sii akhri
Wasiirka Wasaarada Caafimaadka Xukuumada Fadraalka ah ee Soomaaliya Drs Fawziya Abikar Nur ayaa Isbitaalka Martini ku qaabishay Wafdi ka socda… Sii akhri
Siyaasiga Cabdijamaal Cismaan Maxamed, ayaa xalay laga sii daayay xabsiga magaalada Hargeysa, halkaas oo maalmo ka hor lagu xiray. Xukuumadda… Sii akhri
Madaxweynaha waddankaTurkiga Recep Tayyip Erdoğan iyo hoggaamiyaha Jarmalka Angela Merkel oo ku wada xiriiray khadka Telefoon-ka ayaa ka wada hadlay… Sii akhri
Howlgalka Nabad Ilaalinta Midowga Afrika ee AMISOM, ayaa qirtay in askar ka tirsan Ciidamada Uganda ee AMISOM ay dad rayid… Sii akhri
Guddi heer wasiiro ah oo Ra’iisul wasaare Rooble u magacaabay baaritaanka dad rayid ah oo lagu laayay degaanka Golweyn ee… Sii akhri
Golaha Barlamaanka Dowlad Gobbledka Jubaland ayaa manta yeeshay kalafadhigii sadexaad fadhigiisa todobaad kaas oo uu ahaa Ajanduhu ka doodista iyo… Sii akhri
Israa’iil ayaa duqeymo dhanka cirka ah ku qaaday Gaza kadib isku dhacyo dhex maray ciidamada dalkasasi iyo dad reer falastiin… Sii akhri