Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Puntland: Agaasimihii wasaaradda Waxbarashada iyo mas’uuliyiin kale oo shaqada laga joojiyay

Hanti-dhawrka guud ee dowladda Puntland, ayaa shaqada ka joojiyay Agaasimaha wasaaradda Waxbarashada Puntland Maxamed Cali Faarax (Farmayeeri) iyo mas’uuliyiin kale… Sii akhri

Posted on August 24, 2021August 24, 2021 by News Office

Golaha Wada-tashiga Qaran oo Muqdisho kula shirsan wakiilada Beesha Caalamka

Posted on August 24, 2021August 24, 2021 by News Office

Golaha Wadatashiga Qaran oo ka kooban Ra’iisul wasaare Rooble, Madaxda shanta Dowlad Goboleed iyo Gobolka Banaadir, ayaa maanta Xarunta Afiyooni… Sii akhri

Puntland oo shaacisay natiijada Imtixaanka Shahaadiga ee fasalka 8-aad

Posted on August 24, 2021August 24, 2021 by News Office

Wasaaradda Waxbarashada Puntland, ayaa maanta oo Talaado ah shaacisay natiijada imtixaanka shahaadiga ee fasalka 8-aad. Imtixaanka Shahaadiga ah, waxa sannadkan… Sii akhri

Al-shabaab oo mudda kooban la wareegtay degaanka Cammaara

Posted on August 24, 2021August 24, 2021 by News Office

Kooxda Al-shabaab ayaa saaka weerar culus ku qaaday degaanka Cammaara oo ka tirsan Koonfurta Gobolka Mudug. Weerarka oo ku bilowday… Sii akhri

Guddi loo saaray dib u eegista Habraacyadii doorashada Aqalka hoose

Posted on August 24, 2021August 24, 2021 by News Office

Madaxweyneyaasha dowlad Goboleedyada dalka iyo Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha ayaa xalay kulamo siyaasadeed ku yeeshay magaalada Muqdisho. Kulamada ayaa waxaa looga… Sii akhri

Ciidanka ilaalada xeebaha Tunuusiya oo soo qab qabtay kooxo Tahriibeyaal ah

Posted on August 24, 2021August 24, 2021 by News Office

Ciidanka ilaalada xeebaha Tunuusiya ayaa soo qab qabtay 11 kooxood oo Tahriibeyaal ah, kuwaas uu 129 ka mid ahi u… Sii akhri

Galmudug oo Odayaasha dhaqanka kala hadashay dagaalka Al-shabaab

Posted on August 24, 2021August 24, 2021 by News Office

Senator Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid ayaa shir gudoomiyay Kulan looga hadlayay la dagaalanka kooxaha Alshabaab iyo Xoojinta Amniga Koonfurta Gobalka… Sii akhri

Shirweynaha labaad ee Urur siyaasadeedka Runta iyo Cadaalada oo Garoowe ka furmay

Posted on August 23, 2021August 23, 2021 by News Office

Shirweynaha labaad ee urur siyaasadeedka Runta iyo Caddaaladda ee Puntland (RUNCAD) ayaa maanta oo Isniin ah ka furmay caasimadda Garoowe.… Sii akhri

Digniin culus oo laga soo saaray Roobab dabayla wata oo ku soo wajahan Gobolka Bari

Posted on August 23, 2021August 23, 2021 by News Office

Mas’uuliyiinta Gobolka Bari ee Puntland, ayaa digniin culus ka soo saaray roobab dabaylo wata, oo sida saadaashu sheegtay saacadaha soo… Sii akhri

Madaxweyne Deni oo kulan gaar ah la qaatay safiirka Ingiriiska

Posted on August 23, 2021August 23, 2021 by News Office

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa xalay kulan gaar ah la yeeshay safiirka Ingiriiska u qaabilsan Soomaaliya Kate Foster. War… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close