Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Rooble oo codsi u jeediyay Mahdi Guuleed iyo Cabdi Xaashi

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka hadlay habka loo xulayo Liiska Musharaxiinta Xildhibaanada labada Aqal Baarlamaanka Federaalka… Sii akhri

Posted on September 1, 2021September 1, 2021 by News Office

Dowladda Federaalka Soomaaliya Oo dalab hordhigtay dowladda Qatar

Posted on September 1, 2021September 1, 2021 by News Office

Wasiirka Arrimaha Dibadda Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud, ayaa khadka teleefoonka kula hadlay Ra’iisul wasaare ku-xigeenka ahna Wasiirka Arrimaha Dibadda… Sii akhri

Soomaaliya oo ka qayb-gashay kulan ku saabsan mustaqbalka Hawlgalka AMISOM

Posted on September 1, 2021September 1, 2021 by News Office

Wasiirka wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Senator Xasan Xuseen Xaaji, ayaa ka qeybgalay kulan fogaan arag ah ee AU PSC,… Sii akhri

Maxaa looga hadlay Shirka Amniga Galmudug?

Posted on August 31, 2021August 31, 2021 by News Office

Ku simaha madaxweynaha Ahna Madaxweyne ku xigeenka Galmudug Mudane Ali Dahir Ciid ayaa Shir Guddomiyay Shirki Amniga Galmudug oo ka… Sii akhri

Hawlgalka UNSOM oo wakhtiga loo kordhiyay

Posted on August 31, 2021August 31, 2021 by News Office

Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay oo kulan yeeshay ayaa waxaa ay u codeeyeen Muddo-kordhin loo sameeyey Hawlgalka Qaramada Midoobay ee… Sii akhri

In ka badan 280 ruux oo lagu qabtay Addis Ababa

Posted on August 31, 2021August 31, 2021 by News Office

Ciidamada Booliska Magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka Itoobiya ayaa waxaa la sheegay in ay qabteen 284 ruux oo qorshaynayay… Sii akhri

Horjooge ka tirsan Al-shabaab oo xalay isu dhiibay ciidamada dowladda Soomaaliya

Posted on August 31, 2021August 31, 2021 by News Office

Sarkaal sare oo ka tirsan Al-shabaab, ayaa xalay  isku dhiibay ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya, sida ay sheegtay warbaahinta dowladda. Sida… Sii akhri

Askar ka tirsan ciidamada dowladda oo Muqdisho lagu dilay

Posted on August 31, 2021August 31, 2021 by News Office

Dabley hubaysan ayaa xalay degmada Kaaraan ee Gobolka Banaadir ku dilay  askar ka tirsan ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya. Goob-joogayaal ayaa… Sii akhri

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya oo Turkiga kaga qeyb galay Tababar loo soo xirayay saraakiil

Posted on August 31, 2021August 31, 2021 by News Office

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Xuseen Xaaji ayaa dalka Turkiga kaga qeyb galay Munaasabad Tababar loogu Soo Xerayay… Sii akhri

Maraykanka oo ciidamadiisi u dambeeyay kala baxay Afghanistan

Posted on August 31, 2021August 31, 2021 by News Office

Mareykanka ayaa ku dhawaaqay inuu soo gabagaboobay joogitaankoodii militari ee waddanka Afghanistan, waxaan diyaaradihii ugu dambeeyay ay ka duuleen garoonka… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close