Puntland: Gudiga doorashooyinka oo sheegay in doorashadu wakhtigeeda ku dhacayso
Guddiga KMG ah ee doorashooyinka Puntland, oo maanta kulan la yeeshay ururada siyaasadda, ayaa sheegay in aysan wax isbeddel ah… Sii akhri
Guddiga KMG ah ee doorashooyinka Puntland, oo maanta kulan la yeeshay ururada siyaasadda, ayaa sheegay in aysan wax isbeddel ah… Sii akhri
Habka difaaca gantaallada Mareykanka ayaa dhexda ka qabtay illaa shan gantaal oo maanta lagu soo weeraray garoonka diyaaradaha Kabul, sida… Sii akhri
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya Senator Xasan Xuseen Xaaji ayaa safar hawlo shaqo ugu baxay dalka Turkiga. Wasiirka ayaa waxaa Garoonka… Sii akhri
Mas’uuliyiinta Somaliland ayaa dekedda Berbera ku soo dhowaysay qaxooti Yemeniyiin ah oo ka soo cararay colaadda ka aloosan dalkaas. 177… Sii akhri
Ciidamada badda Puntland ee PMPF, ayaa saacadihii la soo dhaafay hawlgal qorshaysan ka fuliyay buuraleyda Calmadow ee Gobollada Bari iyo… Sii akhri
Weerar ay diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee Mareykanku ku qaadeen caasimadda Afghaanistaan ee Kabul, ayaa ka hortagay weerar kale oo… Sii akhri
Safaaradda Soomaaliya ee dalka Paakistaan ayaa ka jawaabtay cabashooyin iyo eedeymo culus oo kaga yimid Bulshada Soomaaliyeed ee ku nool… Sii akhri
Khasaare xooggan ayaa ka dhashay dagaal toos ah oo duhurnimadii maanta ka dhacay tuulada Finley oo u dhexaysa Birta-dheer iyo… Sii akhri
Inta la xaqiijiyay hal ruux ayaa ku dhintay iska hor-imaad hubaysan oo maanta ka dhacay nawaaxiga tuulada Saax-maygaag oo u… Sii akhri
Kusimaha madaxweynaha Puntland ahna madaxweyne ku xigeenka Axmed Cilmi Cismaan ayaa xilka qaadis ku sameeyay guddoomiyihii Gobolka Cayn Guuleed Maxamed… Sii akhri