Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

iska hor-imaad ka dhacay nawaaxiga tuulada SAAX-MAYGAAG

Rasaas xooggan ayaa maanta oo Axad ah laga maqlay nawaaxiga SAAX-MAYGAAG oo u dhexaysa tuulada Birta-dheer ee Gobolka Nugaal iyo… Sii akhri

Posted on August 29, 2021August 29, 2021 by News Office

Xulka Gobolka Haylaan oo maanta ku wajahan Muqdisho

Posted on August 29, 2021August 29, 2021 by News Office

Xulka Gobolka Haylaan ee ku guulaystay Koobkii Gobollada Puntland ayaa maanta ku wajahan magaalada Muqdisho halkaas oo ay dalxiis ku… Sii akhri

Maraakiib jariif ba’an ku haya Gobolka Gardafuu

Posted on August 29, 2021August 29, 2021 by News Office

Guddoomiyaha degmada Caluula ee Gobolka Gardafuu, Cabdullaahi Ciise Saalax oo wareysi siiyay Telefishinka dowladda Puntland, ayaa cabasho ka muujiyay maraakiib… Sii akhri

Booliiska Puntland oo Gaalkacyo ku qabtay gaari la soo xaday iyo kooxdii wadatay

Posted on August 29, 2021August 29, 2021 by News Office

Ciidanka Booliiska Puntland, ayaa xalay magaalada Gaalkacyo ku qabtay gaari laga soo xaday degmada Galdogob ee Gobolka Mudug. War kooban… Sii akhri

Puntland: Muran ka taagan xilka qaadis lagu sameeyay Taliye ciidan

Posted on August 29, 2021August 29, 2021 by News Office

Muran ayaa ka taagan dikreeto ka soo baxday Taliyaha Booliiska Puntland, Gen. Cabdi Yare Xasan Xuseen, taas oo xilka looga… Sii akhri

Dagaal culus oo ka dhacay Qansaxdheere

Posted on August 29, 2021August 29, 2021 by News Office

Wararka ka imaanaya degmada Qansax dheere ee Gobolka Baay ayaa sheegaya in dagaal culus halkaas ku dhexmaray Ciidamada Koonfur Galbeed… Sii akhri

Jubaland oo magacowday guddi qaabilsan Aafooyinka

Posted on August 28, 2021August 28, 2021 by News Office

Wasiirka wasaaradda gargaarka iyo Maareynta musiibooyinka Jubbaland Cabdiraxmaan Cabdi Axmed ayaa maanta magacaabay guddiga diyaar garowga iyo ka jawaabista aafooyinka.… Sii akhri

Maraykanka iyo Israa’iil oo wada-hadalo ka yeeshay Arrimaha Bariga Dhexe

Posted on August 28, 2021August 28, 2021 by News Office

Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa ku soo dhoweeyay Ra’iisul Wasaaraha Israa’il Naftali Bennett Aqalka Cad Jimcihii si ay uga wada… Sii akhri

Soomaaliya oo ka qayb-gashay Shirka AFrika iyo Vietnam

Posted on August 28, 2021August 28, 2021 by News Office

Shirkan oo ujeedkiisu ahaa in dib-u -eegis lagu sameeyo iyo in kor loo qaado iskaashiga ka dhexeeya dalka Vietnam iyo… Sii akhri

Wararkii u dambeeyay duqaymaha Maraykanku ka fuliyay Afghanistan

Posted on August 28, 2021August 28, 2021 by News Office

Milatariga Mareykanka ayaa Sabtidii duqeyn la bartilmaameedsaday xubno ka tirsaan Daacishta Afghanistan, taas oo ay fuliyeen diyaarad aan duuliye laheyn,… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close