Puntland iyo Dowlad degaanka Soomaalida oo heshiis gaaray
Wufuud ka kala socday Dowladda Puntland iyo Dowladda deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa shir ku yeeshay degmada Galdogob ee gobolka Mudug.… Sii akhri
Wufuud ka kala socday Dowladda Puntland iyo Dowladda deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa shir ku yeeshay degmada Galdogob ee gobolka Mudug.… Sii akhri
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo shalay gaaray magaalada Nairobi ee xarunta waddanka Kenya ayaa halkaas ka wada kulamo ku… Sii akhri
Duqa caasimadda Garoowe Axmed Siciid Muuse ayaa ka codsaday dadka ganacsiga ku leh laamiga dhinacyadiisa in aysan maanta furin goobahooda… Sii akhri
Sarkaal sare oo ka tirsan waaxda Gaashaandhigga Pentagon ayaa wadahadallo la yeeshay militariga Shiinaha markii ugu horreysay tan iyo bishii… Sii akhri
Dowlad goboleedka Galmudug, ayaa beeniyay in Al-shabaab dib u qabsadeen degaannada Bacaadweyne iyo Cammaara oo ka tirsan Koonfurta Mudug. Wasiirka… Sii akhri
Wasiirka Waxbarashada dowladda Puntland, Cabdullaahi Maxamed Xasan oo warbaahinta la hadlay ayaa si adag u dhaliilay hannaanka uu Hanti-dhawrka Puntland… Sii akhri
Dagaal xooggan oo u dhexeeya laba malayshiya-beeleed ayaa galabta ka qarxay degaanka Mira-cawleed oo ka tirsan degmada Galinsoor ee Gobolka… Sii akhri
Ninka ka dambeeyay dilka saddex askari oo boolis ah iyo askari ilaalo ka ahaa meel u dhow safaaradda Faransiiska ee… Sii akhri
Qeybta dalxiiska ee Bariga Afrika ayaa lumisay in ka badan $ 4.8 bilyan iyo 2 milyan oo shaqooyin ah sannadka… Sii akhri
Ururka Al-shabaab ayaa soo bandhigay gaadiid dagaal iyo hub ay ka qabsadeen ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa Galmudug. 18 gaari… Sii akhri