Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Wada-hadalo dhexmaray Soomaaliya iyo Cumaan

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud, ayaa khadka teleefoonka kula xiriiray dhiggiisa Saldanadda Cumaan, Sayyid Badr bin… Sii akhri

Posted on September 3, 2021September 3, 2021 by News Office

Dad Soomaaliyeed oo lagu weeraray dalka Canada

Posted on September 2, 2021September 2, 2021 by News Office

Wararka ka imaanaya dalka Canada, waxay sheegayaan in rag hubeysan ay gudaha magaalada Toronto ee dalka Canada dil iyo dhaawac… Sii akhri

Maraykanka oo Arxan-laawayaal ku tilmaamay Taalibaan

Posted on September 2, 2021September 2, 2021 by News Office

Janaraalka ugu sarreeya Ciidamada Mareykanka ayaa kooxda Taalibaan ku tilmaamay inay yihiin “koox arxan daran” isagoo sheegay in aysan kala… Sii akhri

Taliyaha Booliiska Gobolka Bari oo kormeeray saldhigyada Carmo iyo Ceeldaahir

Posted on September 2, 2021September 2, 2021 by News Office

Taliyaha Qeybta Booliska Gobalka Bari G/Sare Xuseen Cali Maxamuud, ayaa kormeer shaqo ku tagay Saldhigyada Magaaloyinka Carmo iyo Ceeldaahir oo… Sii akhri

Fanaankii Maxamed Aaden Shamuuri oo geeriyooday

Posted on September 2, 2021September 2, 2021 by News Office

Allaha u naxariistee waxa xalay magaalada Muqdisho ku geeriyooday Fanaankii Soomaaliyeed ee Hooballada Waaberi Maxamed Aadan Shamuuri. Geerida marxuumka wax… Sii akhri

Dowlada Qatar oo ka digtay in la go’doomiyo Taalibaan

Posted on September 1, 2021September 1, 2021 by News Office

Wasiirka Arrimaha Dibedda Qatar ayaa Talaadadii ka digay in go’doominta Taalibaan ay hoggaamin doonto xasillooni darro horleh. Sheekh Mohammed bin… Sii akhri

Hirshabeelle oo dardar gelinaysa arrimaha doorashada Aqalka sare

Posted on September 1, 2021September 1, 2021 by News Office

Kulan ku saabsan dardar gelinta doorashada xubnaha Aqalka sare ee laga soo dooranayo dowlad goboleedka Hirshabeelle ayaa lagu qabtay magaalada… Sii akhri

Taalibaan oo war ka soo saartay bixitaanka Ciidamada Shisheeye

Posted on September 1, 2021September 1, 2021 by News Office

Taalibaan ayaa ku bogaadisay ciidamadii caalamiga ahaa ka bixitaankoodii Afghanistan. Afhayeenka guud ee Taalibaan Zabihullah Mujahid ayaa hadalkan sheegay saacado… Sii akhri

Cali Guudlaawe oo la shiray Laamaha Amniga Maamulkiisa

Posted on September 1, 2021September 1, 2021 by News Office

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe ayaa shir gudoomiyay kulanka guud ee amniga ee deegaanada Maamulkaas oo Maanta… Sii akhri

Ciidamada Puntland oo hawlgal qorshaysan ka fuliyay buuraleyda Golis ee Gobolka Bari

Posted on September 1, 2021September 1, 2021 by News Office

Ciidamada Daraawiishta iyo PSF ee Puntland, oo is kaashanaya ayaa saacadihii la soo dhaafay hawlgal qorshaysan ka fuliyay buuraleyda Golis… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close