Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Muddaharaad rabshado wata oo xalay ka dhacay Laascaanood

Wararka ka imaanaya magaaalada Laascaanood ayaa sheegaya in xalay halkaas uu ka dhacay muddaharaad rabshado wata. Dadweyne kala duwan ayaa… Sii akhri

Posted on December 7, 2021December 7, 2021 by News Office

Gedo: Carruur dhimasho iyo dhaawac ka soo gaaray walax ku qaraxday

Posted on December 7, 2021December 7, 2021 by News Office

Ugu yaraan labo carruur ah ayaa ku geeriyootay, saddex kalena dhaawac ayaa kasoo gaaray qarax ka dhashay aalad loo maleynayo… Sii akhri

Qaar kamid ah Ciidamadii Boosaaso fadhiyay oo lagu daabulay dhinaca buuraleyda Golis

Posted on December 6, 2021December 6, 2021 by News Office

Cutubyo ka tirsan Ciidamada difaaca Puntland oo horay u fadhiyay Boosaaso ayaa saaka aroortii lagu daabulay buuraleyda Golis halkaas oo… Sii akhri

Amiin Xaaji Khayr oo soo dhowayn u sameeyay Taliyihii guud ee Ciidanka PSF

Posted on December 6, 2021December 6, 2021 by News Office

Agaasimaha hay’adda PSF S/ Guuto Amiin Xaaji Kheyr ayaa Taliska Cusub ee Ciidanka PSF kusoo dhaweeyay Agaasime ku-xigeenka ahnaTaliya Guud… Sii akhri

Baarlamanka Puntland oo ansixiyay Xeerka Dalxiiska

Posted on December 6, 2021December 6, 2021 by News Office

Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dowladda Puntland Cabdirashid Yusuf Jibril oo ay wehliyaan Guddoomiye ku xigeenka 1-aad, Cabdicasiis Cabdullahi Cusmaan iyo Guddoomiye… Sii akhri

Shir Nabadeed oo ka furmay degmada Yagoori ee Gobolka Sool

Posted on December 6, 2021December 6, 2021 by News Office

Shir Nabadeed ayaa saaka ka furmay degmada Yagoori oo ka tirsan Gobolka Sool. Shirka oo u dhexeeya labada beelood ee… Sii akhri

Ciidamada Puntland oo hawgal ku qaaday Al-shabaab

Posted on December 6, 2021December 6, 2021 by News Office

Ciidamada difaaca Puntland ayaa maalmahan hawlgal xooggan oo ka dhan ah Al-shabaab waxay ka wadaan buuraleyda silsiladda Golis ee Gobolka… Sii akhri

Maxaa looga hadlayaa kulanka maanta ee Baarlamanka Puntland?

Posted on December 6, 2021December 6, 2021 by News Office

Xildhibaannada Baarlamanka Puntland oo fasax kooban ka soo laabtay ayaa lagu wadaa in ay maanta yeeshaan fadhiga 17-aad kal-fadhigooda 49-aad.… Sii akhri

Taliye cusub oo loo magacaabay Booliiska degmada Eyl

Posted on December 5, 2021December 5, 2021 by News Office

Taliyaha Booliiska Puntland S/Guuto Maxamed Cali Xaashi ayaa magacaabay Taliyaha Saldhiga degmada Eyl oo ka tirsan Gobolka Nugaal. Taliyaha cusub… Sii akhri

Taalibaan oo loogu baaqay in ay joojiyaan beegsiga ciidamadii hore ee Afgaanistaan

Posted on December 5, 2021December 5, 2021 by News Office

Mareykanka iyo dalal badan oo xulafo la ah ayaa ugu baaqay Taliban inay joojiyaan dilalka qorsheysan ee loo geysanayo xubno… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close