Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Soomaaliya oo ka qayb-gashay Shirka Ururka Dowladdaha Islaamka

Wasiirka Waxbarashada hiddaha iyo tacliinta sare Soomaaliya Cabdullaahi Abuukar Xaaji iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Magaalada Qaahiro kaga qeybgalay shirka… Sii akhri

Posted on December 9, 2021December 9, 2021 by News Office

Garoowe: Xubno ka tirsan Golaha Degaanka oo ka horyimid in la iibiyo Xarunta Degmada

Posted on December 8, 2021December 8, 2021 by News Office

Xubno ka tirsan Golaha Degaanka Caasimadda Garoowe ayaa ka horyimid in la iibiyo Xarunta Degmada Garoowe. Qoraal ay ku saxiixan… Sii akhri

Kal-fadhiga 49-aad ee Baarlamanka Puntland oo gebi ahaanba la xiray

Posted on December 8, 2021December 8, 2021 by News Office

Kal-fadhiga 49-aad ee Baarlamanka Puntland ayaa gebi ahaanba la xiray sida uu goor dhowayd shaaciyay Guddoonka Baarlamanka. Xildhibaanno ka tirsan… Sii akhri

Dowladda Puntland oo si adag uga hortimid in hantida PSF la siiyo Maxamuud Cismaan Diyaano

Posted on December 8, 2021December 8, 2021 by News Office

Dowladda Puntland ayaa si adag uga hortimid go’aan ka soo baxay qaar kamid ah Isimada Gobolka Bari oo lagu sheegay… Sii akhri

Baarlamanka Puntland oo maanta bilaabaya La-xisaabtanka Xukuumadda

Posted on December 8, 2021December 8, 2021 by News Office

Mudanayaasha Baarlamanka Puntland ayaa lagu wadaa in ay  maanta oo Arbaco ah bilaabaan La-xisaabtanka Xukuumadda. Fadhiga 18-aad ee kal-fadhiga Baarlamanka… Sii akhri

Taliyaha Booliiska Puntland oo qaabilay saraakiil ka socday hay’adda UNODC

Posted on December 8, 2021December 8, 2021 by News Office

Taliyaha Ciidanka booliska DPL Maxamed Cali Xaashi oo Xafiiskiisa ku qaabilay saraakiil ka socday UNODC ee AFRIKA iyo Soomaaliya Kahortaga… Sii akhri

Xubno ka tirsan Guddiga Doorashada Gobollada Waqooyi oo taageeray Go’aankii Cabdi Xaashi

Posted on December 8, 2021December 8, 2021 by News Office

Xubno ka tirsan Guddiga Maamulka Doorashada Gobollada Waqooyi oo ahaa xubnihii ka yimid dhanka Cabdi Xaashi ayaa sheegay in ay… Sii akhri

Maamulka Gobolka Nugaal iyo Saraakiisha Booliiska oo kormeeray Goobaha lagu caweeyo ee Garoowe

Posted on December 8, 2021December 8, 2021 by News Office

Taliye Ku Xigeenka Booliska Puntland Gudomiyaha Gobalka Nugaal Iyo Taliyaha Qeybta Booliska Gobalka Nugaal oo xalay Kormeer Ku Marayay Goobaha… Sii akhri

Ra’iisul wasaare Rooble oo qaabilay Safiirka Imaaraadka Carabta

Posted on December 7, 2021December 7, 2021 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay danjiraha dowladda Imaaraadka Carabta u fadhiya Soomaaliya Maxamed… Sii akhri

Shaqaale ka soo jeeda Puntland oo cabasho ka gudbiyay Wasiir Khadiijo Diiriye

Posted on December 7, 2021December 7, 2021 by News Office

Shaqaale ka tirsan Wasaaradda Gargaarka iyo Maaraynta Musiibooyinka Soomaaliya oo ka soo jeeda Puntland ayaa cabasho ka muujiyay Wasiir Khadiijo… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close