Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Heya’adda socdaalka aduunka oo sheegtay in ay korodhay tirada dhimashada Tahriibeyaasha caalamka

Hay’adda Socdaalka Adduunka ee IOM ayaa sheegtay  in 4,470 qof oo tahriibayaal ah ay ku dhinteen adduunka oo dhan sanadkan… Sii akhri

Posted on December 12, 2021December 12, 2021 by News Office

Dowladda Soomaaliya oo Qaramada Midoobay warbixin ka siisay Abaaraha ka jira dalka

Posted on December 12, 2021December 12, 2021 by News Office

Xoghayaha Koowaad ee Ergada Soomaaliya u joogta xarrunta Qaramada Midoobay ee Newyork Maxamed Cabdiraxmaan Cumar ayaa ka qeyb galayay dood… Sii akhri

Wasiir Gaashaan oo beeniyay in uu qoray buug loogu gefay marxuum Cabdullaahi Yuusuf Axmed

Posted on December 11, 2021December 11, 2021 by News Office

Maxamed Faarax Ciise Gaashaan oo Wasiir-dowle ka soo noqday Puntland mudadii u dhexaysay 2009-2013 ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay… Sii akhri

Eedayntii loo jeediyay Wasiir Khadiijo Diiriye oo la xaqiijiyay in ay jirto

Posted on December 11, 2021December 11, 2021 by News Office

Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Gargaarka iyo Maaraynta Musiibooyinka Soomaaliya Cabdirashiid Maxamuud Xasan ayaa si rasmiya u xaqiijiyay in ay jirto… Sii akhri

Xiisad ka taagan degaan ka tirsan Galgaduud

Posted on December 11, 2021December 11, 2021 by News Office

Xiisad dagaal ayaa saaka ka aloosan degaanka lagu magacaabo Kax-xandhaale oo ka tirsan gobolka Galgaduud halkaas oo shalay dagaal culus… Sii akhri

Ciidamada Puntland oo burburiyay saldhigyo Al-shabaab leeyihiin qaraxyana gacanta ku dhigay

Posted on December 10, 2021December 10, 2021 by News Office

Ciidamada difaaca Puntland ayaa saacadihii la soo dhaafay hawlgal qorshaysan ka fuliyay buuraleyda silsiladda Golis oo ka tirsan Gobolka Bari.… Sii akhri

Maxkamadda Ciidamada Puntland oo amar dul-dhigtay hay’adda PSF

Posted on December 9, 2021December 9, 2021 by News Office

Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida iyo Danbiyada Culus ee dowladda Puntland ayaa markii u horraysay war ka soo saartay Ilaalinta dhammaan… Sii akhri

Wasaaradda Gargaarka Soomaaliya oo war ka soo saartay Cabasho laga gudbiyay Wasiir Khadiijo

Posted on December 9, 2021December 9, 2021 by News Office

Wasaaradda Gargaarka iyo Maaraynta Musiibooyinka Soomaaliya ayaa jawaab ka bixisay warqad Cabasho ah oo laga gudbiyay Wasiirka Wasaaraddaas Khadiijo Maxamed… Sii akhri

Wararkii u dambeeyay ee magaalada Boosaaso

Posted on December 9, 2021December 9, 2021 by News Office

Siyaasiyiin ka soo jeeda magaalada Qardho ayaa tan iyo shalay waan-waan waan ka dhex waday mas’uuliyiinta dowladda iyo hay’adda PSF.… Sii akhri

Xildhibaano ka tirsan Puntland oo kormeeray Mashaariicda ka socda Gobolka Cayn

Posted on December 9, 2021December 9, 2021 by News Office

Xildhibaano ka tirsan Golaha Wakiilada dowladda puntland ayaa kormeeray goobaha ay ka socdaan mashaariicda horumarineed ee gobolka Cayn. Waftigan oo… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close