Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Wasiirka Dibadda Soomaaliya oo qaabilay Safiirka Qatar

Wasiirka arrimaha dibedda Soomaaliya Cabdisaciid Muuse Cali, ayaa maanta Muqdisho ku qaabbilay safiirka dowladda Qadar u jooga Soomaaliya Xasan Bin… Sii akhri

Posted on December 14, 2021December 14, 2021 by News Office

Al-shabaab oo askar badan ku laayay gudaha dalka Kenya

Posted on December 14, 2021December 14, 2021 by News Office

Wararka ka imaanaya Gobolka Wajeer ee waqooyi bari Kenya ayaa sheegaya in halkaas ay weerar culus ka fuliyeen dagaallamayaal ka… Sii akhri

Dhul-gariir ka dhacay dalka Indonesia

Posted on December 14, 2021December 14, 2021 by News Office

Dhulgariir cabbirkiisu sarreeyo ayaa subaxnimadii hore ee saaka ku dhuftay bariga dalka Indonesia, sida ay sheegtay hay’adda sahaminta dhulka ee… Sii akhri

Xukun naadir ah oo ka dhacay dalka Ciraaq

Posted on December 13, 2021December 13, 2021 by News Office

Muwaaddin u dhashay waddanka Ciraaq ayaa lagu xukumay 10 sano oo xabsiya kadib markii lagu helay in uu iibiyay wiilkiisa.… Sii akhri

Al-shabaab oo qabsaday degmada Matabaan oo ka tirsan Gobolka Hiiraan

Posted on December 13, 2021December 13, 2021 by News Office

Wararka ka imaanaya degmada Matabaan oo ka tirsan Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in halkaas ay goor dhowayd qabsadeen dagaallamayaal ka… Sii akhri

Ciidamo la dhex dhigay malayshiyaad ku dagaallamay Gobolka Galgaduud

Posted on December 13, 2021December 13, 2021 by News Office

Ciidamo ka tirsan Galmudug ayaa kala dhex-galay malayshiya-beeleedyo ku dagaallamay degaanka Kaxandhaale oo ka tirsan gobolka Galgaduud. Ciidamo kala duwan… Sii akhri

Dowladda Soomaaliya oo marti-qaadday Maal-gashadeyaal Shisheeye

Posted on December 13, 2021December 13, 2021 by News Office

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Cabdisaciid Muuse Cali ayaa  magaalada Muqdisho kaga qayb galay munaasabad ay dowladda Soomaaliya ku martiqaadday maalgashadeyaal… Sii akhri

Ra’iisul wasaaraha Israa’iil oo maanta booqanaya waddanka Imaaraadka Carabta

Posted on December 12, 2021December 12, 2021 by News Office

Ra’isul Wasaaraha Israa’iil Naftali Bennett, ayaa markii u horraysay maanta booqanaya waddanka Imaaraatiga Carbeed. Ra’iisul wasaare Bennett, ayaa lagu wadaa… Sii akhri

Soomaaliya iyo Midowga Yurub oo ka wada-hadlay Iskaashiga Amniga iyo Dhaqaalaha

Posted on December 12, 2021December 12, 2021 by News Office

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya,Cabdisaciid Muuse Cali, ayaa maanta Muqdisho ku qaabilay Danjiraha Midowga Yurub u qaabilsan Soomaaliya Tiina Intelmann. Warbaahinta… Sii akhri

Kumaandooska Danab oo la sheegay in ay cagta mariyeen saldhigyo ay leeyihiin Al-shabaab

Posted on December 12, 2021December 12, 2021 by News Office

Ciidanka Kumaandooska Soomaaliya ee Danab ayaa sida la sheegay hawlgal qorshaysan kula wareegay degaanno ka tirsan Gobolka Shabeellada Hoose oo… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close