Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Gen. Siciid Dheere oo sheegay in argagixisada Soomaaliya ay ka soo farcantay ururkii Itixaad

Taliyihii hore ee Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Gaas Siciid Maxamed Xirsi (Siciid Dheere) ayaa caddeeyay in ururrada argagixisada ah… Sii akhri

Posted on July 5, 2022July 5, 2022 by News Office

Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo shir-gudoomiyay kulan ku saabsan ka hortagga Macaluusha

Posted on July 5, 2022July 5, 2022 by News Office

Ku-simaha Madaxweynaha Dowladda Puntland Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa maanta Shir-guddoomiyey Shir heer Wasiiro ah… Sii akhri

Baarlamanka Puntland oo maanta la xisaabtamaya madaxda wasaaradda Caddaaladda

Posted on July 5, 2022July 5, 2022 by News Office

Xildhibaannada Baarlamanka Puntland oo weli ku jira la-xisaabtanka xukuumadda ayaa saaka u yeeray wasaaradda Caddaaladda Puntland. Mas’uuliyiinta u sarraysa wasaaradda… Sii akhri

Madaxweyne Siciid Deni oo u dhoofay waddanka Imaaraadka

Posted on July 4, 2022July 4, 2022 by News Office

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta safar aan la shaacin ugu baxay waddanka Imaaraadka Carabta. Madaxweyne Deni oo ka… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland oo dib u magacaabay Maxkamadda sare

Posted on July 4, 2022July 4, 2022 by News Office

Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 28 ee 4-ta July 2022 kuna saabsan dib… Sii akhri

Baarlamanka Puntland oo diiday ansixinta mas’uuliyiinta magacaaban ee maxkamadda sare

Posted on July 4, 2022July 4, 2022 by News Office

Xildhibaannada Baarlamanka Puntland, ayaa diiday ansixinta mas’uuliyiinta magacaaban ee maxkamadda sare ee Puntland. Fadhiga waxaa soo xaadiray 43 mudane, waxaana… Sii akhri

Madaxweyne Deni oo maanta safar aan la shaacin ugu baxaya waddanka Imaaraadka Carabta

Posted on July 4, 2022July 4, 2022 by News Office

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa lagu wadaa in uu maanta safar aan la shaacin ugu baxo waddanka Imaaaraatiga Carbeed.… Sii akhri

Puntland: Laba nin oo ku eedaysan falal argagixiso oo maxkamad la soo taagay

Posted on July 4, 2022July 4, 2022 by News Office

Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Puntland xarunteeda Gaalkacyo ayaa shalay la hor-keenay laba nin oo ku eedaysan Al-shabaabnimo. Xasan Muuse… Sii akhri

Madaxweynaha Jubaland oo la kulmay Saraakiisha Ciidamada ku sugan Dhoobley

Posted on July 3, 2022July 3, 2022 by News Office

Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam oo maalmahan safar shaqo ku jooga degmada Dhoobleey ayaa maanta la kulmay saraakiisha ciidanka Amniga.… Sii akhri

Safiirka Maraykanka oo beeniyay in ay aqoonsi Caalami ah u raadinayaan Somaliland

Posted on July 3, 2022July 3, 2022 by News Office

Safiirka dowladda Maraykanka u qaabilsan Soomaaliya Larry Andre ayaa markii u horraysay jawaab ka bixiyay codsi ay dhowaan u jeedisay… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close