Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Baarlamanka Puntland oo mar kale diiday mas’uuliyiinta magacaaban ee Maxkamadda sare

Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane Cabdirashiid Yuusuf Jibriil, ayaa Shir-Guddoomiyey fadhiga 18-aad, Kalfadhiga 50-aad ee Golaha Wakiillada DPL. Fadhiga… Sii akhri

Posted on July 7, 2022July 7, 2022 by News Office

Wasiirka duulista hawada Puntland oo hortegay Baarlamanka

Posted on July 7, 2022July 7, 2022 by News Office

Wasiirka duulista hawada dowladda Puntland Ilyaas Cismaan Lugatoor oo uu weheliyo agaasimaha guud ee wasaaradda ayaa saaka hortegay Baarlamanka. Wasiirka… Sii akhri

Taliyaha Booliiska Puntland oo shir la yeeshay Saraakiisha Ilaalada Wadooyinka

Posted on July 7, 2022July 7, 2022 by News Office

Taliyaha ciidanka booliska DPL S/guuto Maxamed Cali Xaashi ayaa shir laqaatay hogaanka iyo Taliyaasha ciidanka ilaalada Wadooyinka gobolada Puntland. Kulanka… Sii akhri

Maxkamadda ciidamada Puntland oo dil ku xukuntay rag ku eedaysan falal argagixiso

Posted on July 7, 2022July 7, 2022 by News Office

Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Puntland, ayaa dil toogasho ah ku xukuntay laba nin oo ku eedaysan falal argagixiso. Cabdikhaaliq… Sii akhri

Baarlamanka Puntland oo maanta la xisaabtamaya wasaaradda duulista Hawada

Posted on July 7, 2022July 7, 2022 by News Office

Baarlamanka Puntland ayaa saaka la xisaabtamaya mas’uuliyiinta ugu sarraysa wasaaradda duulista hawada iyo garoomada Puntland. Wasiirka duulista hawada dowladda Puntland… Sii akhri

Ra’iiusl wasaare Xamse oo la kulmay safiirka Sacuudiga u fadhiya Soomaaliya

Posted on July 6, 2022July 6, 2022 by News Office

 Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa xafiiskiisa ku qaabilay danjiraha Dowladda Boqortooyada Sacuudi Carabiya u fadhiya Soomaaliya… Sii akhri

Markabkii labaad oo lagu wado in uu shidaal keeno dekedda Boosaaso

Posted on July 6, 2022July 6, 2022 by News Office

Markab weyn oo shidaal sida ayaa lagu wadaa in uu maanta ku soo xirto dekedda magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari.… Sii akhri

Degaan ka tirsan Puntland oo qarka u saaran in uu xabaalmo kadib markii bacaad qariyay

Posted on July 6, 2022July 6, 2022 by News Office

Degaanka lagu magacaabo Dhinowda oo ka tirsan Gobolka Mudug ayaa qarka u saaran in uu xabaalmo kadib markii bacaad qariyay.… Sii akhri

Baarlamanka Puntland oo maanta la xisaabtamaya mas’uuliyiinta wasaaradda Xannaanada Xoolaha

Posted on July 6, 2022July 6, 2022 by News Office

Baarlamanka Puntland ayaa maanta la xisaabtamaya mas’uuliyiinta wasaaradda Xannaanada Xoolaha Puntland oo uu weheliyo Agaasimaha guud ee Maxjarada. Wasiirka cusub… Sii akhri

Mas’uuliyiinta Wasaaradda Caddaalada Puntland oo hortegay Baarlamanka

Posted on July 5, 2022July 5, 2022 by News Office

Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane Cabdirashiid Yuusuf Jibriil, ayaa Shir-Guddoomiyey fadhiga 16-aad, Kalfadhiga 50-aad ee Golaha Wakiillada DPL. Fadhiga… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close