Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Wararkii u danbeeyay safarka Madaxweyne Xasan Sheekh ee dalka Eritrea

Madaxweynaha Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamuud ayaa maalintii labaad booqasho ku jooga magaalada Asmara ee xarunta waddanka Eritrea. Dalka Eritrea ayaa… Sii akhri

Posted on July 10, 2022July 10, 2022 by News Office

Madaxweynaha waddanka Sri Lanka oo sheegay in uu is casilayo

Posted on July 10, 2022July 10, 2022 by News Office

Madaxweynaha Sri Lanka Gotabaya Rajapaksa ayaa sheegay in uu xilka ka degayo 13-ka bishan July kadib dibadbaxyadii rabshadaha harreeyay ee… Sii akhri

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Shacabka Salaadda Ciida kula tukaday Masjidka Cali Jimcaale ee Muqdisho

Posted on July 9, 2022July 9, 2022 by News Office

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shacabka Soomaaliyeed kula tukaday salaadda ciidda masaajidka Cali Jimcaale oo dhawaan… Sii akhri

Dabayl xooggan oo ka dhacaya Puntland

Posted on July 9, 2022July 9, 2022 by News Office

Munaasabadda ciidda Carrafo ee sannadkan ayaa ku soo beegantay iyadoo gudaha Puntland ay ka dhacayso dabaysha xagaaga oo saa’id ah.… Sii akhri

Qaramada Midoobay oo Soomaaliya u rajaysay dib u-heshiisiin iyo nabad

Posted on July 9, 2022July 9, 2022 by News Office

Wakiilka gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya James Swan ayaa dhammaan dadka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay bilowga munaasabadda Ciidda… Sii akhri

Dunida Islaamka oo maanta laga iidayo ciidda Carrafo

Posted on July 9, 2022July 9, 2022 by News Office

Guud ahaan Ummadda Islaamka ee ku kala sugan daafaha caalamka ayaa si weyn ugu dabaal degaya farxada maalinta Koowaad ee… Sii akhri

Faahfaahin laga bixiyay halka uu marayo Qorshaha Ciidamada Soomaaliya loogu wareejinayo Amniga dalka

Posted on July 8, 2022July 8, 2022 by News Office

Mas’uuliyiinta Safaaradda Soomaaliya ee fadhigoodu yahay waddanka Itoobiya, ayaa Faah-Faahin ka Bixiyay halka uu marayo qorshaha ku saabsan in Amniga… Sii akhri

Al-shabaab oo beenisay hadal uu sheegay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud

Posted on July 8, 2022July 8, 2022 by News Office

Ururka Al-shabaab ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay hadal uu sheegay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud kaas oo ahaa in… Sii akhri

Ra’iisul wasaarihii hore ee Japan Shinzo Abe oo la toogtay isagoo fagaare ka khudbaynaya

Posted on July 8, 2022July 8, 2022 by News Office

Ra’iisul wasaarihii hore ee Japan Shinzo Abe ayaa la toogtay xilli uu khudbad u jeedinaayay dad isugu soo baxay magaalada… Sii akhri

Shirkadda Twitter oo tirtiraysa malaayiin akoono oo been abuur ah

Posted on July 8, 2022July 8, 2022 by News Office

Mas’uuliyiinta sare ee shirkadda Twitter-ka ayaa laga soo xigtay in ay maalin kasta tirayaan in ka badan 1 milyan oo… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close