Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Baarlamanka Puntland oo maanta la xisaabtamaya wasaaradda dekedaha iyo gaadiidka badda

Baarlamanka Puntland ayaa la-xisaabtan ugu yeeray mas’uuliyiinta u sarraysa wasaaradda dekedaha iyo gaadiidka baddda Puntland. Wasiirka dekedaha iyo gaadiidka badda… Sii akhri

Posted on July 3, 2022July 3, 2022 by News Office

Xildhibaano ka tirsan Puntland oo riixaya in la baabi’iyo kiiska geed-quwaaxa

Posted on July 2, 2022July 2, 2022 by News Office

Warar lagu kalsoonaan karo ayaa sheegaya in xildhibaanno ka tirsan Baarlamanka Puntland ay wadaan abaabul ku jihaysan baabi’inta kiiska geed-quwaaxa… Sii akhri

In ka badan 120 geela oo ku le’day duleedka magaalada Jigjiga kadib markii uu Ciin daaqay

Posted on July 2, 2022July 2, 2022 by News Office

In ka badan 120 neef oo geela ayaa ku le’day duleedka caasimadda Jigjiga ee dowlad degaanka Soomaalida DDS, sida ay… Sii akhri

Baarlamanka Puntland oo maanta la xisaabtamaya Wasaaradda Kalluumeysiga

Posted on July 2, 2022July 2, 2022 by News Office

Mas’uuliyiinta u sarraysa Wasaaradda Kalluumeysiga Puntland ayaa Saaka oo Sabti ah looga yeeray Xarunta Baarlamanka halkaas oo muddooyinkii dambe uu… Sii akhri

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Ubax dhigay Taaladq Daljirka Dahsoon

Posted on July 1, 2022July 1, 2022 by News Office

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo  xusaya sannad-guurada 62-aad ee xornimada iyo midnimada dalka, ayaa ubax dhigey… Sii akhri

Baarlamanka Puntland oo loo gudbiyay Xisaab-xirka Miisaaniyadda Sannadkii 2021

Posted on June 30, 2022June 30, 2022 by News Office

Baarlamanka Puntland ayaa maanta loo gudbiyay Xisaab-xirka Miisaaniyadda sannadkii tegay ee 2021. Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Maaliyadda Puntland Cumar Xasan… Sii akhri

Baarlamanka Puntland oo maanta la xisaabtamaya xafiiska Hanti-dhawrka guud

Posted on June 30, 2022June 30, 2022 by News Office

Xafiiska Hanti-dhawrka guud ee dowladda Puntland ayaa saaka looga yeeray xarunta Baarlamanka si loola xisaabtamo. Xafiiska ayaa warbixin ku saabsan… Sii akhri

Qiimayn lagu sameeyay jidka u dhexeeya tuulooyinka Rabaable iyo Birta-dheer ee Gobolka Nugaal

Posted on June 30, 2022June 30, 2022 by News Office

Guddoomiye ku-xigeenka hay’adda Wadooyinka Puntland Ee PHA Cabdirisaaq Maxamed Xayir iyo Injineero ka tirsan PHA ayaa Kormeer ku sameeyay wadada… Sii akhri

Puntland iyo Madaxda Hay’adaha Caalamiga ah oo shir gaar yeeshay

Posted on June 29, 2022June 29, 2022 by News Office

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta Shir-guddoomiyey Shir looga hadlay xaaladda Abaaraha oo ay ka qeybgaleen madaxda Hay’adaha Caalamiga… Sii akhri

Madaxweynaha Jubaland oo booqday isbitaalka weyn ee degmada Dhoobley

Posted on June 29, 2022June 29, 2022 by News Office

Madaxweynaha Jubaland Ahmed Mohamed Islaam ayaa kormeeray qaybaha uu ka koobanyahay isbitaalka weyn ee Degmada Dhoobley. Kormeeerka Madaxweynaha oo ay… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close