Kolonyo ay leedahay AMISOM oo la qarxiyay
Wararka ka imaanaya gobolka Shabeellaha dhexe ee Koonfurta Soomaaliya ayaa sheegaya in halkaasi qarax lagula beegsaday kolonyo ka tirsan ciidamada… Sii akhri
Wararka ka imaanaya gobolka Shabeellaha dhexe ee Koonfurta Soomaaliya ayaa sheegaya in halkaasi qarax lagula beegsaday kolonyo ka tirsan ciidamada… Sii akhri
Weerar ambush ah ayaa xalay lagu qaaday talis kamid ah ciidamada Somaliland ee fadhiya Tukaraq,sida ay sheegeen dadka degaankaasi. Weerarka… Sii akhri
Soomaaliya iyo Germany ayaa kala saxiixday laba heshiis oo xoojinaya iskaashiga istiraatiijiyadeed ee labada dal ee saaxiibada ah u dhexeeya… Sii akhri
Ilaa 5 ruux ayaa la xaqiijiyay in ay ku dhinteen weerar ay malayshiyaad hubaysan ku qaadeen gaari marayay wadada xiriirisa… Sii akhri
Xubno ka tirsan xildhabaannada Baarlamanka Hirshabeelle ayaa xalay shaaciyay in ay ka laabteen mooshin ay ka gudbiyeen madaxweynaha maamulkaasi,Maxamed Cabdi… Sii akhri
Madaxweynaha dowladda Puntland,Cabdiweli Maxamed Cali(Gaas) oo dalka ka maqan ayaa amar ku bixiyay in la joojiyo,kulan uu soo agaasimay wasiirka… Sii akhri
Doorashada kursi kamid ah aqalka hoose ee Baarlamanka Soomaaliya ayaa maanta lagu qabanaya magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland. Doorashada Kursigan… Sii akhri
Malayshiyaadka Al-shabaab ayaa uga digay dalladaha waxbarashada ka dhisan magaalada Muqdisho, in ay wax xiriir ah la sameeyaan dowladda Federaalka… Sii akhri
Ergeyga Somaliland u qaabilsan wada-hadallada dowladda Federaalka Soomaaliya,Adna Aadan Ismaaciil ayaa sheegtay, in haddii Soomaaliya ay ka dhalato dowlad umaddu… Sii akhri
Wasaaradda warfaafinta dowladda Puntland ayaa shir isu’gu yeertay suxufiyiinta ka hawlgala degaannada Puntland,gaar ahaanna magaalada caasimadda ah ee Garoowe. Qoraal… Sii akhri