Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Odayaasha gobolka Bari oo eedaymo kulul u jeediyay xukuumadda Puntland

Xubno ka tirsan hoggaanka dhaqanka, siyaasiyiinta iyo ganacsatada gobolka Bari oo shir ku yeeshay magaalada Boosaaso ee xarunta gobolkaasi, ayaa… Sii akhri

Posted on October 12, 2019October 12, 2019 by News Office

Guddoomiye Faahiye: Hal bogcad oo dowladdu leedahay Qardho kama jirto dhulkii dowladda shacab ayaa ku habsaday

Posted on October 12, 2019October 12, 2019 by News Office

Guddoomiyaha gobolka Karkaar Siciid Maxamed Faahiye oo wareysi gaar ah siiyay warbaahinta Puntland Post ayaa faahfaahin ka bixiyay awaamiir kala… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo ka qeyb galay furitaanka Beerta midnimada ee hoggaamiyeyaasha dalalka Geeska Afrika

Posted on October 11, 2019October 11, 2019 by News Office

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa sheegay in fududeynta isu-socodka iyo duulimaadyada tooska ah ee Soomaaliya iyo Itoobiya… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland iyo Wafdi uu hogaaminayo oo lagu soo dhoweeyay Kismaayo

Posted on October 10, 2019October 10, 2019 by News Office

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa siweyn loogu soo dhoweeyay Magaaladda Kismaayo ee Xarunta… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo gaaray Addis Ababa

Posted on October 10, 2019October 10, 2019 by News Office

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wefdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Addis Ababa caasimadda waddanka Ethiopia halkaasu… Sii akhri

Gen. Muxiyadiin oo sheegay in tallabo adag laga qaadi doono cid kasta oo isku dhejisa hantida dowladda

Posted on October 10, 2019October 10, 2019 by News Office

Taliyaha Ciidanka Booliiska dowladda Puntland S/Gaas Muxiyadiin Axmed Muuse oo saaka warbaahinta kula hadlay gudaha caasimadda Garoowe ayaa ka warbixiyay… Sii akhri

Booliiska gobolka Bari oo soo bandhigay in ka badan 60 dhalo oo khamriya iyo raggii watay

Posted on October 10, 2019October 10, 2019 by News Office

Taliska Booliiska gobolka Bari ayaa saaka soo bandhigay in ka badan 60 dhalo oo khamri ah iyo saddex nin oo… Sii akhri

Madaxweyne Deni iyo wefdi uu hoggaaminayo oo Kismaayo u dhoofay

Posted on October 10, 2019October 10, 2019 by News Office

Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Maxamed iyo wefdi uu hoggaaminayo ayaa hadda u dhoofay magaalada Kismaayo ee xarunta KMG Jubaland… Sii akhri

Villa Somalia oo dhex fariisatay mowjado musuq maasuq ah

Posted on October 9, 2019October 9, 2019 by News Office

Hanti Dhowrka Guud ee Dowladda Soomaaliya ayaa soo saaray warbixin dheer oo ahayd baaritaankii lagu sameeyay isticmaalka miisaaniyadda dowladda Federaalka… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo furay Kal-fadhigii 6-aad ee Baarlamaanka Soomaaliya

Posted on October 9, 2019October 9, 2019 by News Office

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Maanta oo Arbaco ah furay kal-fadhiga Lixaad Labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close