Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Malayshiyaad hubaysan oo qabsaday xarunta dowladda hoose ee degmada Buurtinle

Wararka ka imaanaya degmada Buurtinle ee gobolka Nugaal ayaa sheegaya in malayshiya-beeleed hubaysan ay maanta qabsadeen xarunta dowladda hoose ee… Sii akhri

Posted on October 15, 2019October 15, 2019 by News Office

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo qaabilay wefdi ka socda hay’adda Socdaalka Adduunka ee IOM

Posted on October 15, 2019October 15, 2019 by News Office

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta gareen)ayaa Xarunta Aqalka Madaxtooyada ee Baydhabo ku qaabilay Wafdi uu… Sii akhri

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo qaabilay saraakiil ka tirsan Hay’adda IOM

Posted on October 15, 2019October 15, 2019 by News Office

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Axmed Ciise Cawad, ayaa ku qaabilay Muqdisho Agaasime Goboleedka Hey’adda… Sii akhri

Siyaasi Siciid Diiriye: Madaxweyne Deni waa mukhlis

Posted on October 14, 2019October 14, 2019 by News Office

Siyaasi Siciid Diiriye Maxamed oo kamid ah as’aasayaashii dowladda Puntland, ayaa si adag u naqdiyay hadal ka soo yeeray xildhibaanno… Sii akhri

Madaxweynaha Dowladda Puntland oo la kulmay Qaar ka mid ah Hogaanka Dhaqanka Jubaland

Posted on October 14, 2019October 14, 2019 by News Office

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa caawa kulan xog-wareysi ah la qaatay qaar ka mid ah Hogaanka dhaqanka… Sii akhri

Siyaasi caana oo lagu xiray magaalada Boosaaso

Posted on October 13, 2019October 13, 2019 by News Office

Wararka laga helayo magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa sheegaya in halkaasi saaka lagu xiray siyaasi Muuse Cali Jaamac… Sii akhri

Ciidamo ka tirsan Somaliland oo la sheegay in ay Puntland ku soo biireen

Posted on October 13, 2019October 13, 2019 by News Office

Telefishinka dowladda Puntland ayaa ku warramaya in guutadii 93-aad ee ciidanka militariga Somaliland ay saaka ku soo biirtay ciidamada Daraawiishta… Sii akhri

Abshir Bukhaari oo si adag uga horyimid hindise uu soo jeediyay Juxaa

Posted on October 13, 2019October 13, 2019 by News Office

Guddoomiye ku xigeenka kowaad ee Golaha Aqalka sare, Abshir Maxamed Axmed (Bukhaari), ayaa si adag uga horyimid hindise uu soo… Sii akhri

Madaxweyne Deni oo Villa Somalia ka dalbaday in ay xorriyaddiisa dib ugu celiso wasiirkii Amniga Jubaland

Posted on October 13, 2019October 13, 2019 by News Office

Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa ka dalbaday xukuumadda Federaalka Soomaaliya in ay xorriyaddiisa dib ugu celiso wasiirkii Amniga… Sii akhri

Madaxweynaha Jubaland oo ballan-qaadyo ka sameeyay munaasabadii caleema-saarkiisa

Posted on October 12, 2019October 12, 2019 by News Office

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta lagu Caleemo saaray Munaasabad weyn oo ay kasoo qayb galeen… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close