Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Maxkamadda ICJ oo mar kale dib u dhigtay dacwadda badda Soomaaliya iyo Kenya

Maxkamada ICJ ayaa galabta go’aamisay in dhegaysiga dacwadda badda ee u dhaxeysa Soomaaliya iyo Kenya dib loo dhigo. Warka ka… Sii akhri

Posted on October 17, 2019October 17, 2019 by News Office

Guddoomiyaha Baarlamanka Puntland iyo wefdi uu hoggaaminayo oo dib ugu laabtay Garoowe

Posted on October 17, 2019October 17, 2019 by News Office

Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dowladda Cabdixakiin Maxamed axmed oo hogaaminaya xubno ka tirsan Guddig jogtada ah ee Baarlamanka Puntland ayaa maanta… Sii akhri

Guddoomiyaha degmada Buurtinle oo hab gacan-taag ah loo doortay

Posted on October 17, 2019October 17, 2019 by News Office

Xildhibaannada golaha degaanka degmada Buurtinle ayaa xalay doortay guddoomiye iyo ku xigeen cusub. Doorashad guddoomiyaha degmada Buurtinle ayaa hab gacan-taag… Sii akhri

Ra’iisul wasaare Khayre oo Washington kaga qeyb-galaya shirka Bankiga Adduunka iyo ha’yadda IMF

Posted on October 17, 2019October 17, 2019 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre, ayaa xalay safar shaqo ugu baxay magaalada Washington ee dalka Maraykanka oo… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo waraaqaha aqoonsiga ka guddoomay safiirada dalalka Sweden iyo Talyaaniga

Posted on October 16, 2019October 16, 2019 by News Office

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa warqadaha aqoonsiga ka guddoomay Danjireyaasha cusub ee dalalka Talyaaniga iyo Swedan ee… Sii akhri

Suldaan Cabuud Cabdi Ismaaciil Balbalaare oo si weyn loogu soo dhaweeyay Garoowe

Posted on October 16, 2019October 16, 2019 by News Office

Suldaan Cabuud Cabdi Ismaaciil Muuse (Balbalaare), oo ka soo jeeda mid kamid ah saldanooyinka faca weyn ee Soomaaliyeed, ayaa maanta… Sii akhri

Maxkamadda magaalada Boosaaso oo siidaysay siyaasi Muuse Cali jaaamac

Posted on October 16, 2019October 16, 2019 by News Office

Guddoomiyaha maxkamadda derejada kowaad ee degmada Boosaaso Abukar Cabdinuur Jaamac ayaa warbaahinta Puntland post u sheegay in dib xorriyaddiisa loogu… Sii akhri

Taliyaha Saldhiga bartamaha Gaalkacyo oo faahfaahin ka bixiyay qarax saaka lala eegtay

Posted on October 16, 2019October 16, 2019 by News Office

Taliyaha saldhiga bartamaha waqooyiga magaalada Gaalkacyo ee Puntland Cabdiqani Jaamac Axmed (Xabuun) oo khadka taleefonka kula hadlay warbaahinta Puntland Post… Sii akhri

Liiska cusub ee Golaha degaanka Buurtinle oo la shaaciyay

Posted on October 16, 2019October 16, 2019 by News Office

Wasaaradda Arrimaha gudaha dowladda Puntland ayaa saaka shaacisay liiska cusub ee xildhibaannada Golaha degaanka Buurtinle kadib markii la xalliyay khilaaf… Sii akhri

Dowladda Puntland oo shaacisay in shahaadooyinka ardayda Puntland laga bixin doono Garoowe

Posted on October 15, 2019October 15, 2019 by News Office

Dowladda Puntland ayaa shaacisay in ay xukuumadda Federaalka Soomaaliya heshiis rasmiya kala gaartay habka bixinta shahaadooyinka ardayda reer Puntland ee… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close