Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Guddiga doorashooyinka Puntland oo la kulmay siyaasiyiinta Puntland

Guddiga doorashooyinka ku meel gaarka ah ee Puntland (TPEC), ayaa maanta xafiiskooda kulan kula qaatay, xubno ka tirsan siyaasiyiinta Puntland… Sii akhri

Posted on October 22, 2019October 22, 2019 by News Office

Sheekh Shaakir oo magacaabay Guddi doorashooyin

Posted on October 22, 2019October 22, 2019 by News Office

Madaxa Xukuumadda Galmudug Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xassan oo ka tirsan hoggaanka Ahlusunna ayaa magacaabay Guddiga farsamada doorashooyinka iyo xallinta… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland oo magacaabay Wasiiru-Dowleyaal iyo Wasiir Ku-xigeeno cusub

Posted on October 21, 2019October 21, 2019 by News Office

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Xeer Madaxweyne Lr. 84 oo ku taariikheysan 21-ka Octoobar 2019, ku magacaabay… Sii akhri

Qardho: Laamaha garsoorka oo laga dalbaday in ay caddeeyan habka loo sii daayay maxaabiis aan xukunkoodii dhammaysan

Posted on October 21, 2019October 21, 2019 by News Office

Guddoomiyaha gobolka Karkaar Siciid Maxamed Faahiye ayaa ku eedeeyay maxkamadda derejada kowaad tan rafcaanka iyo xeer ilaalinta gobolka Karkaar in… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo ka qayb-galaya Madasha Iskaashiga Ruushka iyo Afrika

Posted on October 21, 2019October 21, 2019 by News Office

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wefdi uu hoggaaminayo ayaa u amba-baxay dalka Ruushka halkaas oo ay kaga… Sii akhri

Cabuud Cabdi Ismaaciil Balbalaare oo soo dhaweyn diirran loogu sameeyay Boosaaso

Posted on October 20, 2019October 20, 2019 by News Office

Suldaan Cabuud Cabdi Ismaaciil Muuse (Balbalaare), oo ka amid ah isimada soojireenka ah ee Puntland, ayaa manta gaaray magaalada Boosaaso… Sii akhri

20 xubnood oo ka tirsan Al-shabaab oo la sheegay in lagu dilay gobolka Hiiraan

Posted on October 19, 2019October 19, 2019 by News Office

Wararka laga helayo degmada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in howlgal ay ciidanka dowladda Federaalka Soomaaliya ay ka sameeyeen… Sii akhri

Ra’iisul Wasaare Khayre Iyo Wasiirka Maaliyadda Netherland Oo Kulan Ku Yeeshay Washington

Posted on October 19, 2019October 19, 2019 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa magaalada Washington kula kulmay wasiirka maaliyadda Netherlands Wopke Hoekstra oo ay… Sii akhri

Ra’iisul wasaare Khayre oo ka qeyb-galay shirka Bankiga Aduunka iyo IMF

Posted on October 18, 2019October 18, 2019 by News Office

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre, ayaa Magaalada Washington DC ee Caasimadda Dalka Mareykanka uga qeyb galay shirka… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland iyo Wefti Balaadhan oo uu Hogaaminayo oo Si Weyn Loogu Soo Dhoweeyey Boosaaso

Posted on October 17, 2019October 17, 2019 by News Office

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo wefti balaadhan oo uu hogaaminayo ayaa dib ugu soo laabtay Boosaaso, kadib… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close