Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Madaxweyne Deni oo si kulul uga jawaabay su’aal la weydiiyay

Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabudllaahi Deni ayaa si aad u kulul uga jawaabay su’aal uu weydiiyay xildhibaan ka tirsan Baarlamanka… Sii akhri

Posted on October 26, 2019October 26, 2019 by News Office

Shirkadda SAFA Company oo Garoowe ka daah-furtay xarumo ganacsi oo hormarsan

Posted on October 25, 2019October 25, 2019 by News Office

Shirkadda SAFA Company ayaa daah-furtay ganacsi ka kooban goob-nasasho, makhaayad cunto, xarun laga dukaamaysto iyo kaalin lagu iibiyo shidaal tayo… Sii akhri

Dowladda Puntland oo maamul cusub u dhistay degmada Buuhoodle

Posted on October 25, 2019October 25, 2019 by News Office

Wasaaradda Arrimaha Gudaha dowladda Puntland ayaa shaacisay in ay soo geba-gabaysay dhismaha Golaha Degaanka degmada Buuhoodle ee xarunta gobolka Cayn.… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo khudbad ka jeediyay Madasha iskaashiga Afrika iyo Ruushka

Posted on October 25, 2019October 25, 2019 by News Office

Madaxweynaha dowladdaFederaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo khudbad ka jeediyay Shir Madaxeedka Ruushka iyo Afrika ayaa soo bandhigay fursadaha iskaashi… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland oo magacaabay mas’uuliyiin cusub

Posted on October 25, 2019October 25, 2019 by News Office

Madaxweynaha Puntland ayaa magacaabay Agaasime Waaxeedyo ka tirsan Madaxtooyada Dowladda Puntland kuwaasi oo kala ah : Warfaafinta, Xiriirka Dadweynaha, Mashaariicda… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland oo kulan la qaatay mas’uuliyiin ka socday shirkadda CCECC

Posted on October 24, 2019October 24, 2019 by News Office

Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa kulan kula qaatay Qasriga Madaxtooyada Puntland ee Garoowe masuuliyiin ka socda shirkadda CCECC… Sii akhri

Shirka Golaha Wasiirada Jubaland oo qodoba kala duwan looga hadlay

Posted on October 24, 2019October 24, 2019 by News Office

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa shir gudoomiyay kulanka golaha Wasiirada oo lagaga hadlay qodobo kala duwan waxaana… Sii akhri

Shirkadda DP World oo sheegtay in aysan hayn lacago ay wax ku maal-geliso

Posted on October 24, 2019October 24, 2019 by News Office

Shirkadda DP World ee laga leeyahay waddanka Imaaraadka Carabta ayaa shaacisay in bangiyada caalamku ay u diideen in ay  lacago… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo la kulmay madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin

Posted on October 24, 2019October 24, 2019 by News Office

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa magaalada Sochi oo uu ka socdo shirka Iskaashiga Ruushka iyo Afrika waxa uu  kula kulmay… Sii akhri

Dowladda Puntland oo 200,000 kun oo Dollar ku bixinaysa dhismaha garoonka kubadda cagta Boosaaso

Posted on October 23, 2019October 23, 2019 by News Office

Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni  shalay galab  ka qeyb-galay munaasabad ciyaar saaxiibtinimo oo u dhexaysay labo naadi oo ka… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close