Madaxweyne Deni oo maanta ku wajahan Kismaayo
Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa sida qorshaysan maanta oo Arbaco ah u safraya magaalada Kismaayo halkaasi oo uu… Sii akhri
Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa sida qorshaysan maanta oo Arbaco ah u safraya magaalada Kismaayo halkaasi oo uu… Sii akhri
Wasiiro ka tirsan xukuumadda Federaalka Soomaaliya, oo shalay socdaal aan la sii shaacin ku tegay magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka… Sii akhri
Wasiirka arrimaha gudaha dowladda Puntland Maxamed Cabdiraxmaan Dhabancad oo wareysi gaar ah siiyay warbaahinta Puntland Post ayaa ka warbixiyay kulan… Sii akhri
Ciidanka Daraawiishta dowlad goboleedka Jubbaland ayaa shaaciyay in ay hawlgal qorshaysan ku dileen ilaa 20 xubnood oo ka tirsan Al-shabaab.… Sii akhri
Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa taliye cusub u magacaabay qeybta Booliiska gobolka Sanaag. Xeer-madaxweyne oo sumaddiisu tahay Lr-77… Sii akhri
Wasaaradda Arrimaha Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa soo bandhigtay qorshaha soo xulista xubnaha Baarlamaanka 2-aad iyo doorashada madaxweynaha Jubbaland ee… Sii akhri
Madaxtooyada Somaliland ayaa shaacisay in madaxweyne Muuse Biixi Cabdi iyo ergedii nabadaynta gobolka Sanaag, ay maanta is Af-garad buuxa ka… Sii akhri
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta sheegtay in ay maxkamad soo taagtay Cabdirashiid Xasan Cabdi-Nuur (Janan ) oo ahaa wasiirkii amniga… Sii akhri
Guddoomiyaha gobolka Guardafui Maxamuud Axmed Caynab iyo wasiirka Kalluumeysiga iyo Khayraadka Badda puntland Faarax Maxamuud Cawaash ayaa warbaahinta Puntland Post… Sii akhri
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa qasriga Madaxtooyada Boosaaso kulan muhiim ah kula Qaatay wefti ka socda UNSOM… Sii akhri