Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Cabdiqani Boos

Gudoomiye Dhado oo ka hadlay wakhgtiga la dhisayo Golaha deegaanka Bosaso

Bosaso[Puntland Post] Gudoomiyaha Gobolka Bari Dr,Yuusuf Maxamed Waceys Dhedo ayaa cadeeyey wakhtiga sida rasmiga ah loo dhisayo golaha deegaanka Degmada… Sii akhri

Posted on August 23, 2018August 23, 2018 by Cabdiqani Boos

Dhismaha garoonka cayaaraha Cawaale ee Gaalkacyo oo la bilaabay

Posted on August 22, 2018August 22, 2018 by Cabdiqani Boos

Gaalkacayo-[Puntland Post] Dhismaha Garoonka kubada cagta Cawaale ee Magaalada Gaalkacyo ayaa si rasmi ah loo bilaabay. Dhisida garoonka kubada cagata… Sii akhri

Farmaajo ”Cadaw Shisheeye ah ayaa ku soo duulay Soomaaliya”

Posted on August 21, 2018August 22, 2018 by Cabdiqani Boos

Muqdisho[Puntland Post] Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta farxadda munaasabadda ciidda la qaatay Guutada 14ka Oktoobar… Sii akhri

Magaalada Qardho ee Xarunta Gobalka Karkaar oo si weyn looga ciiday maanta

Posted on August 21, 2018August 21, 2018 by Cabdiqani Boos

Qardho[Puntland Post]-Magaalada Qardho ee xarunta gobalka Karkaar ayaa si weyn looga oogay munaasabada ciidul Adxaa, oo ah maalin ku weyn… Sii akhri

Sidee looga ciiday maanta Magaaladda Bosaso?

Posted on August 21, 2018August 21, 2018 by Cabdiqani Boos

Bosaso[Puntland Post] Maanta ayaa waxaa siweyn looga Ciidayaa maalinta koowaad ee Ciidul Adxa,iyada oo shalay Ummadda Muslimiinta ah intooda badan… Sii akhri

Madaxweyne Gaas oo ka hadlay xaalada amaan ee Puntland

Posted on August 21, 2018August 21, 2018 by Cabdiqani Boos

Garowe[Puntland Post] Madaxweynaha Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa si weyn uga hadlay xaalada amaan ee Puntland iyo dagaalada ay… Sii akhri

RW Kheyre Oo Salaadda Ciidda Kula Tukaday Shacabka Muqdisho Masjidka Isbaheysiga

Posted on August 21, 2018 by Cabdiqani Boos

Muqdisho-[Puntland Post]-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa saaka Salaadda Ciidda kula tukaday kumannaan qof Masjidka Isbahaysiga… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo shacabka u diray Hambalyo ku aaddan Munaasabadda Ciidda Carafo

Posted on August 20, 2018 by Cabdiqani Boos

Muqdisho[Puntland Post]-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ugu hambalyeeyay shacabka Soomaaliyeed munaasabadda barakaysan ee Ciidul Adxaa. Madaxweyne… Sii akhri

Gariiga oo ka soo kabtay dhibaatadii dhaqaale ee mudada dheer haysatay

Posted on August 20, 2018August 20, 2018 by Cabdiqani Boos

Midowga Yurub ayaa xaqiijiyay in dalka Giriigga uu ku guulaystay in uu ka soo baxo barnaamijkii samatabixinta dhaqaalaha oo socday… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo dib ugu soo laabtay Muqdisho

Posted on August 20, 2018August 20, 2018 by Cabdiqani Boos

Muqdisho [Puntland Post]-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa saaka dalka dib ugu soo laabtay, kadib safar… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts





Op-Ed

  • Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    February 22, 2025
  • A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    February 12, 2025
  • Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    January 26, 2025
  • SSCK Uma Baahna Shirweyne

    SSCK Uma Baahna Shirweyne

    January 17, 2025
  • Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    December 17, 2024

Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2025 Puntland Post. All rights reserved.

Close
 

Loading Comments...
 

You must be logged in to post a comment.