Madaxweyne Farmaajo oo shacabka u diray Hambalyo ku aaddan Munaasabadda Ciidda Carafo

Muqdisho[Puntland Post]-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ugu hambalyeeyay shacabka Soomaaliyeed munaasabadda barakaysan ee Ciidul Adxaa.

Madaxweyne Farmaajo waxa uu Alle uga baryey shacabka Soomaaliyeed iyo Muslimiinta daafaha adduunka ku nool ee u dabbaaldegaya munaasabadda Ciidda caafimaad, horumar, nabad iyo barwaaqo.

Hoos ka Daawo Muuqalka Madaxweynaha Soomaliya 

Cabdiqani Boos 

Puntland Post