Madaxweyne Gaas oo ka hadlay xaalada amaan ee Puntland

Garowe[Puntland Post] Madaxweynaha Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa si weyn uga hadlay xaalada amaan ee Puntland iyo dagaalada ay ku jiraan

Cabdiwali Maxamed Cali Gaas oo khudbada ciida u jeedinayey boqolal shacab ah waxa uu ugu baaqay in ay dawalada ay kala shaqeeyan amaanka.

Cabdiqani Boos 

Puntland PostÂ