Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Editorial

Masjid Al-Nabawi

Qaraxyo ismiidaamin ah oo lala eegtay Masjid al-Nabawi iyo Qadiif

Madiinah al-Munawarah (Puntland Post) — Saddex qarax oo ismiidaamin ah ayaa galabtii Isniinta lala eegtay goobo ku yaal magaalada Madiinah al-Munawarah,… Sii akhri

Posted on July 4, 2016July 5, 2016 by Editorial

Dadweynaha oo u codeeyey in Britain iskaga baxdo Midowga Yurub iyo David Cameron oo is casilaya

Posted on June 24, 2016June 24, 2016 by Editorial

Dalka UK ayaa dadku u codeeyeen in ay iskaga baxaan ururka Midowga Yurub oo ay 43 sano ka hor ku… Sii akhri

Calanka UK iyo kan Midowga Yurub.

Britain oo maanta loo dareerayo afti dadweyne oo loo qaadayo ka bixista ama ka sii mid ahaanshaha Midowga Yurub

Posted on June 23, 2016June 23, 2016 by Editorial

Malaayiin dadweynaha Britain ka mid ah ayaa waxa ay maanta u dareerayaan afti taariikhi ah oo loo qaadayo in lagu… Sii akhri

Kaarboon Laba-oksaydh, warshad

Saynisyahanno Kaarboon Laba-Oksaydh dhagax u beddelay

Posted on June 11, 2016June 11, 2016 by Editorial

Cilmibaarayaal ku sugan dalka Iceland ayaa soo saaray hab cusub oo neefta Kaarboon Laba-Oksaydhka (CO2) lagu ururin karo kadibna lagu… Sii akhri

Tel Abib

Afar qof oo ku dhintay weerar Tel Abib ka dhacay

Posted on June 9, 2016June 9, 2016 by Editorial

Labo nin oo hubaysan ayaa afar qof ku dilay, lix kalena ku dhaawacay weerar ay ku qaadeen maqaaxi iyo goob… Sii akhri

Soomaaliya: Bisha Ramadaan oo Isniinta berri ah laga soomi doono dalka

Posted on June 5, 2016 by Editorial

Bisha barakaysan ee Ramadaan ayaa bilaaban doonta maalinta Isniinta berri ah oo ku aaddan 6da Juun, 2016. Sidaas waxaa goor dhoweyd… Sii akhri

Maraykanka oo sheegay in ay duqayn ku dileen hoggaamiyihii Taalibaanka Afganistaan

Posted on May 22, 2016May 22, 2016 by Editorial

Waxaa “loo badinayaa” in hoggaamiyihii kooxda Taalibaan ee Afganistaan ka dagaalanta, Mullah Akhdar Mansuur, uu duqayn ku dhintay sida laga… Sii akhri

Nairobi: Guri lix dabaq ah oo soo dumay

Posted on April 30, 2016April 30, 2016 by Editorial

Nairobi, Puntland Post — Guri lix dabaq ah oo ku yaallay degaanka Huruma ee magaalada Nairobi ayaa gebi ahaanba dumay sida… Sii akhri

Somalia: UNICEF and WFP respond to needs of drought-affected people in Somaliland and Puntland

Posted on April 12, 2016April 12, 2016 by Editorial

Nairobi  (Puntland Post) — In northern Somalia, UNICEF and the World Food Programme (WFP) are stepping up efforts to help… Sii akhri

Duuliyaha diyaaraddii Daallo ee qaraxu ka dhacay: Amaanka gegida diyaaradaha ee Aadan Cadde waa “eber”

Posted on February 8, 2016February 9, 2016 by Editorial

Duuliyaha diyaaraddii Daallo ee bishaan horraanteedii qaraxu haleelay dhowr iyo toban daqiiqo kaddib goortii ay ka duushay gegida diyaaradaha ee… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts





Op-Ed

  • Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    February 22, 2025
  • A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    February 12, 2025
  • Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    January 26, 2025
  • SSCK Uma Baahna Shirweyne

    SSCK Uma Baahna Shirweyne

    January 17, 2025
  • Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    December 17, 2024

Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2025 Puntland Post. All rights reserved.

Close