Qardho: Madaxweyne Deni oo xarigga ka jaray dhisme dowladeed
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo ayaa maanta xarigga ka jaray dhismaha cusub ee taliska qeybta Booliiska ee gobolka Karkaar,… Sii akhri
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo ayaa maanta xarigga ka jaray dhismaha cusub ee taliska qeybta Booliiska ee gobolka Karkaar,… Sii akhri
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa faray saraakiisha ciidamada in ay saacad kasta u diyaar-garoobaan dagaallo lagu difaacayo dadka reer… Sii akhri
Maraykanka iyo Iiraan ayaa ku heshiiyay xabbad joojin laba toddobaad ah, kaddib markii ay dhexdhexaadisay dowladda Pakistan. Dowladda Iiraan ayaa… Sii akhri
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, oo ku sugan magaaladq Qardho ayaa maanta kulan la qaaday saraakiisha ciidankii ka soo dagaalamay buuraha… Sii akhri
Wasiirka dekedaha iyo daadiidka badda dowladda Federaalka Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur Jaamac (Madaxaa Nafuran) ayaa galabta loo doortay kursiga Golaha… Sii akhri
Wasiirka arrimaha gudaha Puntland Cabdi Xirsi Cali Qarjab ayaa sheegay in dowladda Federaalka Soomaaliya ay lacag ku qabsaday maamulka Koonfur… Sii akhri
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa gobolka Gedo ka bilowday dhaqdhaqaaq ciidan oo cusub, kuwaas oo ka dhan ah maamulka Jubaland ee… Sii akhri
Madaxweynaha dowadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyay shirka amniga maamulka Koonfur Galbeed, kaasi oo diiradda lagu saaray xaaladda… Sii akhri
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in ay 28-ka bishan Abriil ay doorashooyin isku sidkan oo qof iyo cod ah (goleyaasha… Sii akhri
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa min hal darajo dalacsiisay ciidamadii dhawaan la wareegay magaalada Baydhabo ee xarunta ku meelgaarka ah maamulka… Sii akhri