Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Desk

Mucaaradka Muqdisho oo qaatay amarkii dowladda Federaalka

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo geed fadhi u ah mucaaradka Muqdisho ayaa ku dhawaaqay in 11:00… Sii akhri

Posted on May 10, 2026May 10, 2026 by Desk

Maamulka Koonfur Galbeed oo saaka looga dareeray doorasho qof iyo cod

Posted on May 10, 2026May 10, 2026 by Desk

Shacabka deegaannada Koonfur Galbeed ayaa saaka u dareeray doorasho qof iyo cod ah oo isku sidkan, taas oo lagu dooranayo… Sii akhri

Siyaasad saameysay tartanka ciyaaraha Puntland

Posted on May 9, 2026May 10, 2026 by Desk

Tartanka ciyaaraha caasimadaha gobollada Puntland oo ka socda magaalada Boosaaso, laguna xusayo halyeeyadii ciidamada ku nafwaayay dagaalka Calmiskaad ayaa waxaa… Sii akhri

Xasan sheekh oo ka qaybgalay caleemo-saarka Ismaaciil Cumar Geelle

Posted on May 9, 2026May 9, 2026 by Desk

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta qaybgalay munaasabadda caleemo-saarka madaxweynaha dib loo doortay ee Jabuuti Ismaaciil Cumar… Sii akhri

Farmaajo oo fariin u diray Ciidanka Booliska Soomaaliya

Posted on May 9, 2026May 9, 2026 by Desk

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa si adag uga hadlay dhalinyaro iyo wariyeyaal saacadihii ugu dambeeyay lagu xiray… Sii akhri

Madaxweyne Deni oo booqday dekedda Boosaaso oo aan lahayn dab-damis

Posted on May 9, 2026May 9, 2026 by Desk

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa xalay booqday dekedda magaalada Boosaaso oo aan la ahayn adeegyada muhiimka ah ee dekedaha. Madaxweyne… Sii akhri

Saddex wariye oo lagu xiray Muqdisho

Posted on May 8, 2026May 8, 2026 by Desk

Ciidamo ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa caawa magaalada Muqdisho ku xiray saddex wariye oo howlgala warbaahinta madaxa-bannaan, kuwaas oo kala ah… Sii akhri

Muxuu yahay ujeedada safarka madaxweyne Xasan Sheekh ee Jabuuti?

Posted on May 8, 2026May 8, 2026 by Desk

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Jabuuti, halkaasi oo la sheegay… Sii akhri

Puntland oo ka hadashay colaadda Sanaag

Posted on May 8, 2026May 8, 2026 by Desk

Wasaaradda Arrimaha Gudaha Puntland ayaa baaq nabadeed u dirtay beelaha dirirtu ku dhex martay dooxada Laashimo ee deegaanka Carmale, gobolka… Sii akhri

Khilaaf ka dhex qarxay Galmudug iyo Federaalka

Posted on May 7, 2026May 7, 2026 by Desk

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta xilkii ka qaaday Taliyihii Booliska Galmudug Khaliif Cabdulle Maalin (Ilkacase), iyada oo xilkaas u magacowday… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close