Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Desk

Farmaajo oo ka hadlay kulan ay yeesheen xisbigiisa iyo Dowladda Federaalka

Madaxweynihii hore ee dowladda federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka hadlay kulan ay shalay magaalada Muqdisho ku yeesheen xubno… Sii akhri

Posted on July 8, 2026July 8, 2026 by Desk

Shil dhimasho sababay oo ka dhacay Garoowe

Posted on July 8, 2026July 8, 2026 by Desk

Hal qof ayaa ku dhintay shil gaari oo maanta ka dhacay dhanka bari ee magaalada Garoowe, gaar ahaan aaga loo… Sii akhri

Rahm Emanuel to warn ‘Greater Israel’ could harm Israel-US alliance in Tel Aviv Speech

Posted on July 8, 2026July 8, 2026

The pursuit of Greater Israel is a corrosive fantasy, veteran Democratic politician Rahm Emanuel is expected to tell a Tel Aviv audience on Wednesday,… Sii akhri

Xal laga gaaray xiisaddii Garoowe

Posted on July 8, 2026July 8, 2026 by Desk

Kulan maalmahan magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland uga socday qaar ka mid ah waxgaradka gobolka Nugaal ayaa ugu dambeyn xalay… Sii akhri

Madaxweyne Deni oo shir gaar ah la qaatay guddoomiyeyaasha degmooyinka Puntland

Posted on July 7, 2026July 7, 2026 by Desk

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta kulan gaar ah madaxtooyada Garoowe kula qaatay guddoomiyeyaasha degmooyinka, kuwaas oo maalmahan shir… Sii akhri

Dowladda Soomaaliya oo doonaysa in dadkeedu lacag ka sameeyo baraha bulshada

Posted on July 7, 2026July 7, 2026 by Desk

Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in ay ku gudaha jirto dadaallo suurtagelinaya in dadka jooga gudaha dalka ay dakhli ka sameyn… Sii akhri

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qaybgalay salaadda Janaasada Imaam Maxamed

Posted on July 7, 2026July 7, 2026 by Desk

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa mas’uuliyiin ka tirsan hay’adaha dowladda, duubabka dhaqanka iyo culumaa’udiin Soomaaliyeed kala qaybgalay… Sii akhri

Firdhiye oo ka hadlay dadkii laga tarxiilay Laascaanood

Posted on July 7, 2026July 7, 2026 by Desk

Madaxweynaha maamulka Waqooyi Bari Cabdiqaadir Axmed Aw Cali Firdhiye ayaa markii ugu horreysay ka hadlay dadkii ka soo jeeday Koonfur… Sii akhri

Madaxweyne Deni oo xilka qaadis cusub sameeyay

Posted on July 6, 2026July 6, 2026 by Desk

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta xilka ka qaaday Agaasimaha Hay’adda Forensic Sayniska, Cabdirashiid Maxamed. Wareegto ka soo baxday… Sii akhri

Xasan iyo Xamse oo gaaray Baydhabo

Posted on July 6, 2026July 6, 2026 by Desk

Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Baydhabo, halkaas oo uga qeybgalayo munaasabad maanta lagu caleemasaarayo Aadan… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close