Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Sports

Puntland Post kala soco warka cayaaraha Soomaaliya iyo kuwa adduunka oo ku qoran afka Soomaaliga. Ka akhriso warka Horyaalka Yurub iyo kuwa Ingiriiska, Isbayn, Jarmalka iyo Talyaaniga.

Morocco oo wacdaro ka dhigtay koobka adduunka ee ka socda Qatar

Morocco ayaa noqotay dalkii ugu horreeyay ee Afrika ee abid gaara afar dhammaadka koobka adduunka, kaddib markii ay 1–0 ku… Sii akhri

Posted on December 10, 2022December 10, 2022 by Desk

Sacuudiga oo wacdaro ka dhigay koobka adduunka

Posted on November 22, 2022November 22, 2022 by Desk

Xulka Sacuudiga ayaa 2-1 soo laabasho ah ugu adkaaday xulka Argentina oo ka mid ah xulalka loo saadaalinayay koobka adduunka… Sii akhri

Maxaad ka taqaan koobka adduunka?

Posted on November 20, 2022November 20, 2022 by Desk

Indhaha mucaashaqiinta kubbadda cagta adduunka ayaa ku sii jeeda Al Bayt Stadium magaalada Al-Khor ee dalka Qatar, halkaas oo goordhow… Sii akhri

Sidee u dhacay isku aadka wareega 16-ka ee tartanka kooxaha Yurub?

Posted on November 7, 2022November 7, 2022 by Desk

Magaalada Nyon ee dalka Switzerland waxaa maanta oo isniin ah ka dhacay isku aadka wareega 16-ka tartanka kooxaha horyaalada qaarada… Sii akhri

Benzema oo ku guuleystay abaalmarinta Ballon d’Or

Posted on October 18, 2022October 18, 2022 by Desk

Karim Mostafa Benzema ayaa markii ugu horreysay ku guuleystay abaalmarinta ciyaartoyga kubbadda cagta ugu wanaagsan sanadka 2022 ee Ballon d’Or.… Sii akhri

Real Madriid oo qaaday Horyaalka Yurub ee 2022

Posted on May 29, 2022May 29, 2022 by Desk

Kooxda Real Madriid ayaa markii afar iyo tobnaad (14) ku guuleysatay koobka kooxaha Yurub ee UEFA Champions Leugue, kaddib markii… Sii akhri

Real Madrid oo si layaab leh ugu soo baxday kama dambeysta tartanka kooxaha Yurub

Posted on May 5, 2022May 5, 2022 by Desk

Real Madrid ayaa u soo baxday kama dambeysta (final-ka) tartanka kooxaha Yurub ee UEFA Champions League-ga, kadib markii ay lugtii… Sii akhri

Senegal oo ku guuleysatay koobka Afrika

Posted on February 7, 2022February 7, 2022 by Desk

Senegal ayaa markii ugu horreysay ku guuleysatay koobka kubbadda cagta qaaradda Afrika, kadib markii ay Masar uga adkaatay rigooreyaal. Labada… Sii akhri

Farmaajo oo la kulmay xulka Haylaan ee horyaalka kubbadda cagta Puntland

Posted on September 4, 2021September 4, 2021 by Desk

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta xarunta madaxrooyada ee Villa Somalia munaasabad dhiirri-gelin iyo maamuus ah ugu… Sii akhri

C. Ronaldo oo ku laabanaya Manchester United

Posted on August 27, 2021August 27, 2021 by Desk

Manchester United ayaa xaqiijisay in Cristiano Ronaldo uu si cajiib ah ugu soo laaban doono Old Trafford ka dib markii… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close