Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Sports

Puntland Post kala soco warka cayaaraha Soomaaliya iyo kuwa adduunka oo ku qoran afka Soomaaliga. Ka akhriso warka Horyaalka Yurub iyo kuwa Ingiriiska, Isbayn, Jarmalka iyo Talyaaniga.

Xulka kubadda Cagta Puntland oo loo qiray inay tahay kooxda ugu kubadda macaan koobka Muqdisho

Muqdisho(Puntland Post) Kooxda kubadda cagta Puntland ayaa lagu ammaanay qaab ciyaareedkii ay soo bandhigtey, kaddib kulan casho ah oo loogu… Sii akhri

Posted on July 22, 2016July 22, 2016 by Ducaale

Masuuliyiin ka tirsan DFS oo kulan soo dhaweyn ah u sameeyay kooxda kubadda cagta Puntland

Posted on July 21, 2016July 21, 2016 by Ducaale

Muqdisho(Puntland Today) Wasiirro,xildhibaano iyo saraakiil ka tirsan dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shalay kulan soo dhaweyn ah u sameeyay kooxda kubadda… Sii akhri

Kooxda Galmudug oo laga reebay koobka mamulada dalka ee ka socda Muqdisho

Posted on July 20, 2016July 21, 2016 by Ducaale

Muqdisho(Puntland Post) Kooxda matalaysey Mamulka Gal-mudug ayaa ka hartay koobka mamulada dalka oo ka socda magalada Muqdisho, kaddib markii galabta… Sii akhri

Xulalka Puntland iyo Banaadir oo bar bar dhac galay galabta

Posted on July 19, 2016 by Ducaale

Muqdisho(Puntland Post) Magalada Muqdisho waxaa ka socda weli koobka mamulada dalka oo ay marti galisay Gobalka Banaadir, galabta oo Tallaado… Sii akhri

Xulka Jubbaland oo markii ugu horaysay badiyay ciyaaraha ka socda magalada Muqdisho

Posted on July 18, 2016July 18, 2016 by Ducaale

Muqdisho(Puntland Post) Waxaa meel wanaagsan maraya koobka mamulada gobaladda dalka oo dhowaan ka furmay magalo madaxda Soomaaliya ee Muqdisho. Galabta… Sii akhri

Xulka Kubada Cagta Puntland oo 4-0 kaga badiyey Xulka Koonfur Galbeed Soomaliya

Posted on July 17, 2016July 17, 2016 by Desk

Muqdisho-(Puntland post) Ciyaartoyda xulka kubada cagta Puntland ayaa gaaray guushii ugu horeysay tartanka Dowlad Goboleedyada ee ka socda magaalada Muqdisho… Sii akhri

Xulka Kubada Cagta Puntland Oo Galabta Wajahaya Dhigoooda Koonfur Galbeed Soomaliya

Posted on July 17, 2016July 17, 2016 by Desk

Muqdisho-(Puntland Post)-Kullan aad u xiiso badan oo ka tirsan guruubka A, tartanka Dowlad goboleedyada Soomaaliya ayaa galabta lagu ciyaari doonaa… Sii akhri

Xulka Hiiraan & Shabeelada Dhexe Oo Guul Ka Gaaray Xulka Jubbaland

Posted on July 16, 2016July 16, 2016 by Desk

Ciyaartoyda xulka Hiiraan & Shabeelaha dhexe ayaa gaaray guushii ugu horeysay tartanka Maamul Goboleedyada kadib markii ay si dirqi ah ku garaaceen… Sii akhri

Maaliyadda cusub ee Manchester United 2016/17 Oo La Soo Bandhigay

Posted on July 16, 2016July 16, 2016 by Desk

Maaliyadda cusub ee kooxda Manchester United ayaa markale waxaa si qarsoodi ah loogu soo bandhigay Hong Kong, iyadoo la filayo… Sii akhri

Tartanka ciyaaraha Dowlad Goboleedyada oo Muqdisho ka furmay iyo G/Banaadir oo guul gaaray

Posted on July 16, 2016 by Desk

Muqdisho-(Puntland Post) Munaasabad lagu daah furay tartanka kubada cagta  Dowlad Goboleedyada ayaa maanta ka dhacday magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya.… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close