Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Sports

Puntland Post kala soco warka cayaaraha Soomaaliya iyo kuwa adduunka oo ku qoran afka Soomaaliga. Ka akhriso warka Horyaalka Yurub iyo kuwa Ingiriiska, Isbayn, Jarmalka iyo Talyaaniga.

Xildhibaan DF oo Garowe ku casumay Xulka Kubadda Puntland

Xildhibaan Abshir Xasan Abshir ayaa maanta magaalada Garowe ugu sameeyey  dhalinyaro qado sharaf loogu magac darey isdhex galka bulshada iyo… Sii akhri

Posted on August 2, 2016August 2, 2016 by Dhiirane

Madaxweyne Gaas oo lacag siiyey xulka kubbada cagta Puntland

Posted on August 1, 2016August 2, 2016 by Dhiirane

Madaxweyne Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa lacag abaal marin ah  gudoonsiiyay tiro ka badan 20 ciyaartoy iyo masuuliyiintooda oo ka… Sii akhri

“DAAWO” LOOMA KALA HARIN XULKA KUBADDA PUNTLAND

Posted on August 1, 2016August 1, 2016 by Dhiirane

Madax iyo Shacab uma kala harin soo dhaweyntii 31 July 2016 Garowe loogu sameeyey dhalinyaradda xulka kubbada cagta Puntland ee… Sii akhri

DEG DEG: Kooxda kubada Cagta Puntland oo Ku Guuleeystay Koobka Dowlad Goboleedyada Dalka

Posted on July 26, 2016July 26, 2016 by Cowke

Kooxda Kubada Cagta ee Puntland  ayaa Goordhow ku Guuleeystay Koobka Dowlad Goboleedyada dalka Kadib Markii ay Rikoorooyin 5-3 uga badiyeen… Sii akhri

Finalka Koobka Dowlad Goboleedada Soomaaliya oo Galabta Soo Xirmaya

Posted on July 26, 2016July 26, 2016 by Desk

Xulalka kubada cagta Jubbaland iyo Puntland  ayaa goor dhow oo galabta ah  isaga hor iman doona Garoonka Koonis ee magaalada… Sii akhri

Kulankii Finaalka Ciyaaraha Dowlad Gobolleedyada oo dib loo dhigay

Posted on July 24, 2016July 24, 2016 by Desk

Muqdisho-(Puntland Post) War qoraal  ah oo kasoo baxay xafiiska warfaafinta xiriirka kubada cagta Soomaliyeed ayaa lagu sheegay in dib loo… Sii akhri

Xulka Puntland oo u soo baxay Finaalka Tartanka Dowlad Goboleedyada Soomaaliya

Posted on July 23, 2016July 23, 2016 by Desk

Muqdisho-(Puntland Post) Xulka kubada cagta Puntland ayaa u soo baxay Finaalka tartanka koobka Dowlad Goboleedada Soomaaliya, kadib markii ay 1-0… Sii akhri

Ciyaar xiiso badan oo galabta dhex mari doonta Xulalka Puntland iyo Hiiraan/ Shabellaha dhaxe

Posted on July 23, 2016July 23, 2016 by Desk

Muqdisho-(Puntland Post) Xulalka Puntland iyo Hiiraan/ Shabellaha dhaxe oo hal xul matalaya ayaa galabta isaga hor iman doona garoonka Koonis ee… Sii akhri

Jubbaland oo galabta usoo baxday Fiinaalaha koobka Muqdisho ka socda

Posted on July 22, 2016July 22, 2016 by Ducaale

Muqdisho(Puntland Post) Kooxda matalaysey mamulka Jubbaland ayaa ciyaarta kama-danbeysta koobka mamulada dalka ugu soo baxday laadadka xorta ah, kaddib markii… Sii akhri

Ciyaar xiiso badan oo galabta dhex mari doonta kooxaha Banaaadir iyo Jubbaland

Posted on July 22, 2016 by Ducaale

Muqdisho(Puntland Post) Galabta waxaa garoonka kubadda cagta Koonis ciyaar xiiso badan oo qayb ka ah afar dhammaadka koobka ku dhexmari… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close