Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Mareykanka oo duqeyn ka geystay koonfurta gobolka Mudug

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in duqeyn cirka ah oo lala beegsaday Al-shabaab ay maanta ka dhacday deegaanno ka tirsan… Sii akhri

Posted on July 20, 2021July 20, 2021 by Desk

Somaliland: Shiikh Aadan Siiro oo dhaliil kulul u jeediyay Muuse Biixi

Posted on July 20, 2021July 20, 2021 by Desk

Shiikh Aadan Siiro oo ka mid ah culimada ugu waaweyn Soomaalida ayaa sheegay in shacabka Somaliland ay soo food saartay… Sii akhri

Hoggaamiyaha Al-shabaab oo digniin adag ka soo saaray doorashooyinka Soomaaliya

Posted on July 20, 2021July 20, 2021 by News Office

Hoggaamiyaha Al-shabaab, Axmed Cumar Abu-Cubayda oo laga soo duubay hadal dhegaysi ah, ayaa digniin ka soo saaray ka qayb-qaadashada arrimaha… Sii akhri

Dhalinyaro Soomaaliyeed oo dil iyo dhaawac loogu gaystay Koonfur Afrika

Posted on July 20, 2021July 20, 2021 by News Office

Kooxo Burcad hubeysan ah ayaa xalay magaalada CapeTown ee waddanka Koonfur Afrika ay dil, dhaawac iyo Boob hantiyadeed ay u… Sii akhri

Shaqa bilic soo celin ah oo xalay laga sameeyay Gaalkacyo

Posted on July 20, 2021July 20, 2021 by News Office

Saraakiisha Ciidamada Booliiska Gobolka Mudug ee Puntland iyo Galmudug oo kaashanaya ururada Is-xilqaamayaasha Gobolka ayaa xalay shaqo bilic soo celin… Sii akhri

Qarax khasaare badan dhaliyay oo ka dhacay Ciraaq

Posted on July 20, 2021July 20, 2021 by News Office

Qarax khasaare badan dhaliyay, ayaa ka dhacay magaalada Baqdaad ee caasimadda waddanka Ciraaq, sida ay sheegtay warbaahinta dalkaas. Ugu yaraan… Sii akhri

Dunida muslimka oo maanta looga dabaal-degayo Ciidda Carrafo

Posted on July 20, 2021July 20, 2021 by News Office

Dhammaan dunida muslimka iyo dalalka ay ku nool yihiin dadka muslimiinta, ayaa maanta looga dabaal-degaya munaasabadda Ciidda Carrafo. Inkastoo saacadaha… Sii akhri

Farmaajo oo fariin u diray dadkii Covid-19 awgiis uga baaqday Xajka

Posted on July 19, 2021July 19, 2021 by Desk

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa hambalyo ku aaddan Ciidda Carafo u diray shacabka Soomaaliyeed iyo muslimiinta caalamka… Sii akhri

Somaliland oo siidaysay gabdho u xirnaa qaadashada calanka Soomaaliya

Posted on July 19, 2021July 19, 2021 by Desk

Somaliland ayaa maanta xabsiga ka siidaysay 35 gabdhood oo loo xiray qaadashada calanka Soomaaliya. Gabdhahan ayaa maalmihii dabaal-dega xorriyada Soomaaliya… Sii akhri

Jabhadda TPLF oo weerar ka fulisay gobol ka baxsan Tigray

Posted on July 19, 2021July 19, 2021 by News Office

Jabhadda hubaysan ee gobolka Tigray (Ethiopia) ayaa fuliyey holwgallo ka dhan ah ciidamo taageersan dowladda oo ku sugan gobolka deriska… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close