Madaxweyne Deni oo kulan gaar ah la qaatay safiirka Ingiriiska
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa xalay kulan gaar ah la yeeshay safiirka Ingiriiska u qaabilsan Soomaaliya Kate Foster. War ka soo…
Open this website in Safari first.
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa xalay kulan gaar ah la yeeshay safiirka Ingiriiska u qaabilsan Soomaaliya Kate Foster. War ka soo…
Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya, ayaa maanta 15 sano oo xabsi ciidan ah ku ridday, Cabdirisaaq Maxamed Cabdi Jimcaale oo ku…
Roobabka deyrta ayaa ka curtay degaanno ka tirsan Gobolka Bari waxaana la filayaa in saacadaha soo socda roobab xooggan oo dabayla wataa…
Ciidamo hubaysan ayaa caawa xoog kula wareegay xaruntii maamulka gobolka Hiiraan iyo qeybo ka mid ah magaalada Beledweyne. Ciidamada oo waday gadiid…
Golaha Wadatashiga Qaran ee ka kooban dowladda federaalka, dowlad goboleedyada iyo gobolka Banaadir ayaa soo gabagabeeyay shir labo maalmood uga socday xarunta…
Guddi heer wasiiro ah oo Ra’iisul Wasaare Rooble u magacaabay baaritaanka dhacdadii Golweyn ee lagu dilay dadka rayidka ah, ayaa maanta shir…
Mas’uuliyiinta waddanka Uganda, ayaa xaqiijiyay in ay maanta oo Axad ah qaabilayaan 145 qof oo ka mid ah Qaxootiga laga keenayo dalka…
Wasiirka Wasaarada Caafimaadka Xukuumada Fadraalka ah ee Soomaaliya Drs Fawziya Abikar Nur ayaa Isbitaalka Martini ku qaabishay Wafdi ka socda Hay’ada WHO.…
Siyaasiga Cabdijamaal Cismaan Maxamed, ayaa xalay laga sii daayay xabsiga magaalada Hargeysa, halkaas oo maalmo ka hor lagu xiray. Xukuumadda Somaliland kama…