Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Maraykanka oo ogolaaday muwaadiniin Soomaaliyeed oo aan sharci lahayn

Hay’adda Adeega Muwaadinimada iyo Socdaalka ee dalka Maraykanka waxay ku dhawaaqday inay aqbaleen Codsiyada Nidaamka Badbaadada Ku-meel-gaarka ee TPS oo… Sii akhri

Posted on July 22, 2021July 22, 2021 by News Office

Rooble oo si kulul uga hadlay muwaadiniinta socdaalkooda loo xannibo siyaasadda

Posted on July 21, 2021July 21, 2021 by Desk

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxmed Xuseen Rooble ayaa sheegay in uusan mar dambe aqbali doonin in muwaadiniin socdaalkooda loo… Sii akhri

Maxay tahay warbixinta Gedo ee lagu wareejiyay Rooble?

Posted on July 21, 2021July 21, 2021 by Desk

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta la wareegay warbixin ay guddiga dib u heshiisiinta gobolka Gedo… Sii akhri

Diyaarad rakaab oo ku dhacday Garoonka diyaaradaha Ceelwaaq

Posted on July 21, 2021July 21, 2021 by News Office

Wararka ka imaanaya degmada Ceelwaaq ee Gobolka Gedo ayaa sheegaya in garoonka degmadaas ay maanta ku dhacday diyaarad rakaab sidday.… Sii akhri

Dowladda Maraykanka oo ka hadashay duqayn ka dhacday Gobolka Mudug

Posted on July 21, 2021July 21, 2021 by News Office

Dowladda Maraykanka ayaa shaacisay in markii u horraysay mudda lix bilood ah kadib ay duqayn ka fulisay gudaha Soomaaliya, gaar… Sii akhri

Madaxweynaha Hirshabeelle oo ku wajahan magaalada Cadalle

Posted on July 21, 2021July 21, 2021 by News Office

Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabeelle Cali Cabdulahi Xuseen Guudlaawe wefdi uu hogaaminayo oo uu qeyb ka yahay Madaxweyne Kuxigeenka Yuusuf Dabageed… Sii akhri

Madaxweynaha Faransiiska iyo hogaamiyaal kale oo la bartil-maameedsaday Taleefanadooda

Posted on July 21, 2021July 21, 2021 by News Office

Madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron ayaa ka mid noqday dhowr hoggaamiye oo la bar-tilmaameedsaday xogta Taleefanadooda. Software-ka oo loo yaqaan Pegasus,… Sii akhri

Booliiska Jarmalka oo war ka soo saaray nin Soomaali ah oo hore dad ugu dilay magaalada WUERZBURG

Posted on July 21, 2021July 21, 2021 by News Office

Boliska waddanka Jarmalka ayaa shaaciyay in nin Soomaaali ah oo bishii June dhowrka qof ku dilay magaaladda WUERZBURG haatan loo… Sii akhri

Dowladda Belgium oo ku dhawaaqday baroor qaran

Posted on July 21, 2021July 21, 2021 by News Office

Belgium ayaa qabanaysa maalin baroordiiq ah oo lagu xusuusanayo 31 qof oo la xaqiijiyey inay ku dhinteen daadadkii waddanka ku… Sii akhri

Mareykanka oo duqeyn ka geystay koonfurta gobolka Mudug

Posted on July 20, 2021July 20, 2021 by Desk

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in duqeyn cirka ah oo lala beegsaday Al-shabaab ay maanta ka dhacday deegaanno ka tirsan… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close