Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Madaxweyne Deni oo Nairobi kulamo ka wada

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo shalay gaaray magaalada Nairobi ee xarunta waddanka Kenya ayaa halkaas ka wada kulamo ku… Sii akhri

Posted on August 28, 2021August 28, 2021 by News Office

Duqa Garoowe oo codsi diray kadib kiimikadii shalay ku daadatay magaalada

Posted on August 28, 2021August 28, 2021 by News Office

Duqa caasimadda Garoowe Axmed Siciid Muuse ayaa ka codsaday dadka ganacsiga ku leh laamiga dhinacyadiisa in aysan maanta furin goobahooda… Sii akhri

Mareykanka iyo Shiinaha oo yeeshay wadahadallo ku saabsan maareynta khataraha u dhexeeya

Posted on August 28, 2021August 28, 2021 by News Office

Sarkaal sare oo ka tirsan waaxda Gaashaandhigga Pentagon ayaa wadahadallo la yeeshay militariga Shiinaha markii ugu horreysay tan iyo bishii… Sii akhri

Kiimiko ku daadatay Garowe oo waxyoolo geysatay

Posted on August 27, 2021August 27, 2021 by Desk

Duqa caasimadda Puntland Axmed Siciid Muuse (Axmed Barre) ayaa sheegay in maanta laamiga weyn ee bartamaha Garowe ay ku daadatay… Sii akhri

Galmudug oo beenisay in Al-shabaab dib u qabsatay Bacaadweyne iyo Cammaara

Posted on August 27, 2021August 27, 2021 by News Office

Dowlad goboleedka Galmudug, ayaa beeniyay in Al-shabaab dib u qabsadeen degaannada Bacaadweyne iyo Cammaara oo ka tirsan Koonfurta Mudug. Wasiirka… Sii akhri

Next Africa: An open race in Kenya

Posted on August 27, 2021August 27, 2021 by cph

William Ruto’s push for the Kenyan presidency got a boost, and he has the Court of Appeal to thank. The judges threw… Sii akhri

Wasiirka Waxbarashada Puntland oo si adag u dhaliilay Hanti-dhawrka Puntland

Posted on August 27, 2021August 27, 2021 by News Office

Wasiirka Waxbarashada dowladda Puntland, Cabdullaahi Maxamed Xasan oo warbaahinta la hadlay ayaa si adag u dhaliilay hannaanka uu Hanti-dhawrka Puntland… Sii akhri

Ku dhawaad 100 ruux oo lagu dilay qaraxyo ka dhacay Kabul

Posted on August 27, 2021August 27, 2021 by Desk

In ka badan 60 qof oo reer Afghanistan ah iyo 12 askari oo Mareykan ah ayaa la dilay tobanaan kalena… Sii akhri

Qarax ka dhacay garoonka diyaaradaha Kabul

Posted on August 26, 2021August 26, 2021 by Desk

Qarax ayaa maanta oo Khamiisa ka dhacay afaafka hore ee garoonka diyaaradaha Hamid Karzai ee magaalada Kabul, halkaas oo kumanaan… Sii akhri

Dagaal beeleed culus oo ka socda nawaaxiga Galinsoor

Posted on August 26, 2021August 26, 2021 by News Office

Dagaal xooggan oo u dhexeeya laba malayshiya-beeleed ayaa galabta ka qarxay degaanka Mira-cawleed oo ka tirsan degmada Galinsoor ee Gobolka… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close