Video article Baajinta Shirkii Garoowe oo khilaaf iyo muran horleh dhaliyay
Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa madaxda dowlad goboleedyada dalka ku wargeliyay in gebi ahaanba la baajiyay Shirkii Garoowe lagu ballansanaa. Madaxweyne…
Open this website in Safari first.
Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa madaxda dowlad goboleedyada dalka ku wargeliyay in gebi ahaanba la baajiyay Shirkii Garoowe lagu ballansanaa. Madaxweyne…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah Soomaaliya Maxamed Xsueen Rooble iyo Madaxweynaha Galmudug Axmed cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa kulan ay yeesheen xalay lagu…
Hoggaamiyaasha Mareykanka iyo Turkiga ayaa wadahadalo muhiim ah ka yeelanaya arinta wadanka Afghanistaan, si gaar ah Amniga Garoonka Magaalada Kabul. Wararka qaar…
Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi iyo Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Mahdi Guuleed ayaa mar kale soo saaray habraaca doorashada Aqalka Sare ee…
Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi iyo Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Mahdi Guuleed ayaa wax ka beddel ku sameeyay habraacii doorashada Aqalka Sare…
Doorashada hal kursi oo ka mid ah kuraasta Aqalka Sare ku matala maamulka Hirshabeelle ayaa caawa ka dhacday magaalada Jowhar. Kursigan oo…
Dabley hubaysan ayaa maanta dhinaca koonfureed ee magaalada Gaalkacyo ku toogtay qof shacab ah, sida laga soo xigtay laamaha Amniga Galmudug. Kooxda…
Qarax miino ayaa markale xalay lagu burburiyay garoonka diyaaradaha degmada Buulo-barde ee gobolka Hiiraan, oo dhawaan ka soo kabtay burburkii sanadkii hore…
Dowladda cusub ee Taalibaan ee dalka Afghanistan ayaa si rasmiya u xirtay wasaaradda arrimaha haweenka, waxayna ku beddeleen wasaarad ujeedkeedu yahay kor…
Madaxweynaha dalka Turkiga Recep Tayyib Erdogan ayaa Safar ugu baxay New York,halkaas oo uu kaga qeyb geli doono shirka guud ee Qaramada…