Malayshiyaadkii ku dagaallamay Saax-maygaag iyo Sanga-jebiye oo maanta la kala qaaday
Guddigii nabadaynta colaadda Saax-maygaag iyo Sanga-jebiye, ayaa maanta ku guulaystay in la kala qaado dhinacyadii ku dagaallamay degaannadaas. Guddi oo… Sii akhri
Guddigii nabadaynta colaadda Saax-maygaag iyo Sanga-jebiye, ayaa maanta ku guulaystay in la kala qaado dhinacyadii ku dagaallamay degaannadaas. Guddi oo… Sii akhri
Kulamo xiriir ah oo saacadihii la soo dhaafay lagu dhex-dhexaadinayay madaxweyne Farmaajo iyo Ra’iisul wasaare Rooble, ayaa sida la xaqiijiyay… Sii akhri
Booliiska Gobolka Mudug ee Puntland, ayaa gacanta ku dhigay laba kamid ah shabakadihii ugu weynaa ee Khamriga keeni jiray gudaha… Sii akhri
Xiisad ayaa saaka ka aloosan magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool, halkaas oo xalay lagu dilay xildhibaan ka tirsan golaha… Sii akhri
Wararka ka imanaya magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool ayaa sheegaya in caawa halkaas lagu dilay Cabdirisaaq Axmed Cilmi (Cardoofe)… Sii akhri
Warbaahinta Qaranka ee ku hadasha afka dowladda federaalkka Soomaaliya ayaa dib u bilowday baahinta wararka la xiriira xafiiska madaxweyne Farmaajo… Sii akhri
Madaxweynayaasha dowlada goboleedyada Galmudug iyo Koonfur Galbeed oo dhexdhexaadinayay madaxweyne Farmaajo iyo Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa ku guuleystay in ay… Sii akhri
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa xilalkii ka qaaday qaar kamid ah guddoomiyeyaasha gobolada iyo mas’uuliyiin kale, sidoo kale magacaabay… Sii akhri
Waan-waan hordhac ah ayaa laga gaaray colaaddii ka aloosnayd tuulooyinka Saax-maygaag iyo Sanga-jebiye, sida ay Puntland post u xaqiijiyeen dad… Sii akhri
Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa sida la filayo todobaadkan socdaal ku tegi doona magaalada Qardho ee xarunta Gobolka Karkaar.… Sii akhri