Farmaajo oo guddi u magacaabay kiiska Ikraan Tahliil
Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa guddi u magacaabay kiiska Ikraan Tahliil Faarax ee ku xardhan khilaafka isaga… Sii akhri
Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa guddi u magacaabay kiiska Ikraan Tahliil Faarax ee ku xardhan khilaafka isaga… Sii akhri
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta kulan gaar ah la yeeshay hay’adaha dalka u qaabilsan maaliyadda… Sii akhri
Laascaanood (Wararka PP) — Bil gudaheed waxay dabley aan la garanayn ku dileen Laascaanood madaxii guddiga doorashooyinka ee Sool iyo… Sii akhri
Wasiirrada Arrimaha Dibadda Carbeed ayaa waxa ay isku raaceen, kalfadhigoodii caadiga ahaa ee 156 -aad, oo uu shir -guddoominayay Wasiirka… Sii akhri
Wasiirka waxbarashada sare ee maamulka Taalibaan ee Afghanistan ayaa sheegay in haweenka dalkaasi ay si caadiya wax u baran karaan… Sii akhri
Kuuriyada Waqooyi ayaa tijaabisay gantaal nooca riddada dheer ah oo awood u leh inuu ku dhufto inta badan Japan, sida… Sii akhri
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa xilka ka qaaday guddoomiyihii gobolka Karkaar Siciid Maxamed Faahiye. Madaxweyne Deni ayaa guddoomiyaha cusub… Sii akhri
Golaha Wadatashiga Qaran ee ka kooban dowladda federaalka, dowlad goboleedyada iyo gobolka Banaadir ayaa maanta kulan la yeeshay wafdi ay… Sii akhri
Muddaharaad rabshado wata ayaa xalay iyo maanta ka dhacay magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool. Laascaanood ayaa xalay lagu dilay… Sii akhri
Guddigii nabadaynta colaadda Saax-maygaag iyo Sanga-jebiye, ayaa maanta ku guulaystay in la kala qaado dhinacyadii ku dagaallamay degaannadaas. Guddi oo… Sii akhri