Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Xisbiga Angela Merkel oo looga guulaystay doorashada Jarmalka

Xisbiga Dimuqraadiga bidixda dhexe ee dalka Jarmalka ayaa si dirqi ah ugu guuleystay doorashooyinkii federaalka ee ka dhacay dalkaasi, iyagoo… Sii akhri

Posted on September 27, 2021September 27, 2021 by News Office

Jilaagii Soomaaliyeed ee Ajakis oo geeriyooday

Posted on September 27, 2021September 27, 2021 by Desk

Majaajilaystihii caanka ahaa ee Soomaaliyeed Cabdi Muridi Dheere oo loo garan-ogaa Ajakis ayaa maanta ku geeriyooday magaalada Muqdisho. Marxuumka Ajakis… Sii akhri

How can the FGS address “ownership and financing limitations” in NDP9?

Posted on September 27, 2021September 27, 2021

The Federal Government of Somalia (FGS) developed the 9th National Development Plan (NDP-9) for 2020-2024. This five-year strategy covers four main… Sii akhri

Al-shabaab oo qarax ku laayay askar ka tirsan Ciidanka Kenya ee Gobolka Lamu

Posted on September 27, 2021September 27, 2021 by News Office

Wararka ka imaanaya Gobolka Lamu ee waddanka Kenya, ayaa sheegaya in halkaas qarax culus lagula eegtay ciidamo ka tirsan Kenya.… Sii akhri

Wasiir Jamaal: Aniga iyo madaxda Puntland laba qodob baan isku-haynaa

Posted on September 27, 2021September 27, 2021 by News Office

Wasiirka Qorshaynta xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Jamaal Maxamed Xasan oo xalay su’aalo lagu weydiiyay kulan ka qabsoomay caasimadda Garoowe ayaa ka… Sii akhri

Wararkii u dambeeyay xiisad ka dhex jirta Sudan iyo Ethiopia

Posted on September 27, 2021September 27, 2021 by News Office

Militariga Sudan ayaa sheegay in ay iska caabiyeen isku day ay ciidamada Ethiopia kusoo galeen xuduudda kala qeybisa labada dal.… Sii akhri

Doorashada xubnaha Aqalka Sare ee Somaliland oo dib u dhac uu ku yimid

Posted on September 27, 2021September 27, 2021 by News Office

Qoraal ka soo baxay guddiga hirgelinta doorashooyinka heer Somaliland ayaa lagu shaaciyey in dib u dhac uu ku yimid doorashada… Sii akhri

Wasiir Jamaal oo soo galay Garowe, kadib markii laga reebay ilaalo uu watay

Posted on September 26, 2021September 26, 2021 by Desk

Wasiirka Qorsheynta Soomaaliya Jamaal Maxamed Xasan ayaa goordhaweyd soo galay magaalada Gaowe, kadib markii Puntland tuulada Sin-ujiif kaga reebtay gaadiid… Sii akhri

Puntland oo ka mamnuucday musharaxiinta Golaha Shacabka ilaalada gaarka ah iyo gaadiidka ciidanka

Posted on September 26, 2021September 26, 2021 by Desk

Puntland ayaa musharaxiinta u tartamaya doorashada xidlhibaannada Golaha shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ka mamnuucday in ay isticmaalaan gaadiid ciidan… Sii akhri

Maxay ka wadahadleen Madaxweyne Deni iyo Beesha Caalamka?

Posted on September 26, 2021September 26, 2021 by Desk

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta Garowe kula kulmay Ergayga Qaramada Midoobey ee Soomaaliya James Swan iyo wafdi uu… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close