Eyl: Safiirka Switzerland ee Nairobi oo ka mid ah goobjoogayaasha doorashada Puntland
Safiirka Switzerland ee u fadhiya Nairobi Ambassador Valentin Zellweger ayaa ka mid ah goobjoogayaasha caalamiga ah ee korjoogtaynaya doorshada saddexda degmo ee…
Open this website in Safari first.
Safiirka Switzerland ee u fadhiya Nairobi Ambassador Valentin Zellweger ayaa ka mid ah goobjoogayaasha caalamiga ah ee korjoogtaynaya doorshada saddexda degmo ee…
Ciidamada milatariga ee Suudaan ayaa xiray dhowr xubnood oo ka tirsan hoggaanka rayidka ah ee dalkaasi.iyagoo sidoo kale xabsi guri galiyay ra’iisul…
Doorashada hordhaca ah ee qof iyo cod oo saaka ka bilaabatay saddexda degmo ee Qardho, Eyl iyo Ufayn ayaa si habsami leh…
Wasiirka gargaarka iyo maareynta musiibooyinka dowladda federaalka, dowlad goboleedyada iyo maamulka gobolka Banaadir ayaa kulan deg deg ah ka yeeshay xaaladda bini’aadanimo…
Puntland ayaa markii ugu horreysay berri oo Isniin ah qaban doonta doorasho qof iyo cod ah oo lagu dooranayo goleyaasha deegaanka degmooyinka…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa ku qaabilay ergayga gaarka ah ee hay’adda UNHCR u qaabilsan Geeska Afrika…
Agaasimaha Warfaafinta Xafiiska Madaxweyne ku xigeenka Puntland, Cali Ciise Naxar ayaa ka warbixiyay safarkii Madaxweyne ku xigeenku ku tegay degaanno ka tirsan …
Taliyaha Qeybta Booliska Gobolka Bari Xuseen Cali Maxamuud ayaa war ka soo saaray hannaanka sugidda Amniga Gobolka Bari xilli degmada Ufayn oo…
Warbaahinta dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in Ahlusunna ku go’doonsan yihiin magaalada Guriceel, islamarkaana la siiyay fursad ay kaga baxaan magaalada laba saacadood…