Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo u ambabaxay magaalada Baraawe

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen iyo Wefdi uu hogaaminayo ayaa saaka u ambabaxay Magaaladda Baraawe ee… Sii akhri

Posted on October 3, 2021October 3, 2021 by News Office

Itoobiya oo dalkeeda ka saartay saraakiil ka tirsan Qaramada Midoobay

Posted on October 3, 2021October 3, 2021 by News Office

Dowladda Itoobiya ayaa amar ku bixisay in dalka laga saaro toddobo sarkaal oo oo ka tirsan Qaramada Midoobay,sidda lagu sheegay… Sii akhri

Dagaal culus oo ka dhacay magaalada Baydhabo

Posted on October 3, 2021October 3, 2021 by News Office

Magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Baay waxa xalay dagaal ku dhexmaray Al-shabaab iyo ciidamada Koonfur Galbeed oo ay weheliyaan kuwa… Sii akhri

Xoogagga Ahlusunna oo dhaq dhaqaaq ciidan ka wada nawaaxiga Dhuusamareeb

Posted on October 3, 2021October 3, 2021 by News Office

Xoogagga Ahlusunna Wal-jamaaca ayaa saaka oo Axad ah dhaq dhaqaaq ciidan ka wada degaanno dhanka waqooyi ka xiga magaalada Dhuusamareeb.… Sii akhri

Milatariga Soomaaliya oo boqollaal qof ku qa-qabtay Gobolka Shabeellada Hoose

Posted on October 3, 2021October 3, 2021 by News Office

Ciidamada Milatariga Soomaaliya, oo hawlgal qorshaysan ka fuliyay tuulooyin ka tirsan Gobolka Shabeellada Hoose, ayaa halkaas ka raafay boqollaal ruux… Sii akhri

Madaxweyne Deni oo xilkii ka qaaday guddoomiyaha gobolka Nugaal

Posted on October 2, 2021October 2, 2021 by Desk

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa xilkii ka qaaday guddoomiyihii gobolka Nugaal Cawil Axmed Jabuuti, wuxuuna xilkaas u magacaabay Maxamuud… Sii akhri

Madaxweyne Deni oo guddi u magacaabay qiimaynta Amniga caasimadda Garoowe

Posted on October 2, 2021October 2, 2021 by News Office

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa guddi u magacaabay dardar-gelinta iyo kala tala-bixinta Amniga magaalooyinka Puntland gaar ahaanna caasimadda Garoowe.… Sii akhri

Somaliland oo Laascaanood ka musaafurisay in ka badan 700 oo qof

Posted on October 2, 2021October 2, 2021 by News Office

Mas’uuliyiinta Somaliland ayaa maanta magaalada Laascaanood ka musaafuriyay in ka badan 700 boqol oo qof oo ka soo jeeda koonfurta… Sii akhri

Booliiska Garoowe oo xabsiga dhigay shan ruux

Posted on October 2, 2021October 2, 2021 by News Office

Booliiska caasimadda Garoowe ayaa xabsiga dhigay shan ruux oo kamid ah dhinacyo ku muransan arrima dhuleed. Wararku waxay sheegayaan in… Sii akhri

Suxufi lagu xiray magaalada Laascaanood

Posted on October 2, 2021October 2, 2021 by News Office

Booliiska Somaliland ayaa xabsiga dhigay suxufi Mowliid Ismaaciil Digeed oo ka tirsan suxufiyiinta magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool. Suxufigaas… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close