Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Kuraas kamid ah doorashada Aqalka sare oo maanta ka dhacaysa Jowhar

Laba kamid ah kuraasta Aqalka sare ee Baarlamanka Federaalka Soomaaliya ayaa lagu wadaa in maanta lagu doorto magaalada Jowhar ee… Sii akhri

Posted on October 4, 2021October 4, 2021 by News Office

Labada Kuuriya oo dib u soo celiyey isticmaalka khadkii taleefoonada

Posted on October 4, 2021October 4, 2021 by News Office

Kuuriyada Woqooyi iyo Kuuriyada Koonfureed ayaa dib u soo celiyey isticmaalka isgaarsiinta ee khadka taleefoonada,iyagoo  isweydaarsaday wadahadaladoodii ugu horreeyay tan… Sii akhri

Isu ekaanshiyaha, Barakicintii reer Falastiin iyo tan reer Sool iyo Sanaag

Posted on October 3, 2021October 3, 2021

La iskama oran “Sooyaalku wuu soo noq-noqdaa”, qofkii taariikhda eegaa wuxuu ogaanayaa xaqiiqada oraahdan, waxaase laga yaabaa in ay kala… Sii akhri

Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil oo Loogu Baaqay Inuu ka Hadlo Barakicinta Dadka ka Soo Jeeda Digil iyo Mirifle

Posted on October 3, 2021October 3, 2021 by cph

Buurtinle (Wararka PP) — Mid ka mid ah dadka Soomaaliyeed oo ka soo jeeda oo maleeshiyada Somaliland ka soo barakicisay… Sii akhri

Tarxiilka iyo Boobka Maamulka Somaliland Laascaanood Ka Geystay Waa Fal Dambiyeed

Posted on October 3, 2021October 3, 2021

  Go’aanka siyaasadeed oo in ka badan lix boqol oo qof oo Soomaaliyeed lagaga tarxiilay laguna boobay qaarkood waa fal… Sii akhri

Galmudug oo bilowday abaabul ciidan oo ka dhan ah Ahlusunna

Posted on October 3, 2021October 3, 2021 by News Office

Mas’uuliyiinta Galmudug ayaa magaalada Dhuusamareeb ka wada abaabul ciidan oo ka dhan ah xoogagga Ahlusunna. Wararku waxay sheegayaan in saraakiisha… Sii akhri

Ra’iisul wasaare Rooble oo cambaareeyay Raafkii Somaliland ka samaysay Laascaanood

Posted on October 3, 2021October 3, 2021 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa war ka soo saaray raafka Somaliland ku samaysay dadka ka soo… Sii akhri

Sheekh Shaakir oo saaka u khudbeeyay Xogagga Ahlusunna

Posted on October 3, 2021October 3, 2021 by News Office

Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan oo kamid ah hoggaanka Ahlusunna ayaa saaka khudbad u jeediyay ciidamo ka tirsan Xoogaga Ahlusunna.… Sii akhri

Ra’iisul wasaare Rooble iyo wefdi uu hoggaaminayo oo u ambabaxay Baraawe

Posted on October 3, 2021October 3, 2021 by News Office

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Federaaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo wefdi uu hoggaaminayo ayaa goor dhowayd u ambabaxay magaalada Baraawe ee… Sii akhri

Barakac xooggan oo ka bilowday Guriceel

Posted on October 3, 2021October 3, 2021 by News Office

Barakac xooggan ayaa ka bilowday magaalada Guriceel halkaas oo maalin ka hor la wareegeen  Xoogagga Ahlusunna. Dagaal u dhexeeya Ahlusunna… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close